Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banadair iyo Dalladaha Waxbarashada ayaa laga soo saaray…
Browsing: Imtixaanka dowladda
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkiisa ayaa amar ku bixiyey…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dalbadan in sharciga la horgeeyo oo tallaabo laga qaado dadkii ka danbeeyay in la xado Imtixaankii…
Ardayda Dugsiyada Sare ee ka qeyb galay imtixaankii la joojiyey ee dowladda Soomaaliya ayaa bannanbaxyo waaweyn ka bilaabay magaalada Muqdisho,…
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay imtixaankii Shahaadigii Dugsiyada sare ee sanad-dugsiyeedka 2018-2010, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi…
Waxaa maanta sirasmi ah u bilaabanaya imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadayso dowladda Federaalka…
Wasaaradda Waxbarashadda Xukuuamdda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay ardayda galaysa imtixaanka shahaadiga ee dowladda…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay caawa jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda sanad-dugsiyeedka 2018-2019 oo ka dhici…
Kulan dhex maray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre iyo Gudiga arrimaha bulshada Aqalka Sare ayaa looga hadlay khilaafka…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Baarlamaanka federaalka ayaa si shaqsi ah u soo dhex galay xaaladda ka dhex…
Maamulka Puntland ayaa jawaab kulul u diray Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo Puntland ku eedeeyay inay diiday…
Kulan la sheegay inuu ahaa kii afraad oo ay yeesheen Wasiirada Waxbarashada dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ka dhacay…
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa amar ku soo rogay Jamaacadaha gaarka loo leeyahay…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee dalka, gaar ahaan Sanad Dugsiyeedka 2017- 2018, kaasoo…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee dalka, gaar ahaan Sanad Dugsiyeedka 2017- 2018,…
Wasiirka Waxbarashada Hidaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa shaacisay maanta tirada Ardayda u fariisaneysa Imtixaanka Qaran ee Shahaadiga…
Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumadda fedraalka Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa shaaciyey in tirada ardeyda u fariisan doonta imtixaanka shahaadiga ah…
Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Natiijada Imtixaanka Dowladda Soomaaliya ee Dugsiyada Sare guud ahaan.
Imitixaanka mideysan ee shahaadiga dugsiyada sare ayaa maanta ka bilowday Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya.
War murtiyeed
