Guddiga Qaramada Midoobey u qaabilsan Cunaqabateynta hubka ee Somalia iyo Eretria ayaa warbixin ay kasoo saareen dhowaan ku kashifay halka…
Browsing: India
Dhakhaatiir joogta caasimadda India ee Delhi ayaa kala fujiyey laba wiil oo dhakada madaxa isaga dhegganaa.
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo goor dhoweyd ansixiyay heshiis maxaabiis isweydaarsi ah oo ay galeen dalalka Somalia iyo India.
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Golaha Shacabka ayaa maanta leh kulankoodii caadiga ahaa, waxayna ka doodayaan saddex qodob oo hor yaalla.
Wararka laga helayo magaalada Mumbai ee dalka India ayaa sheegaya in Mid ka mida maxaabiistii Soomaalida ee ku xirnaa Xabsiyada…
Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran India ayaa maanta 26 ka mid ah lagu xukumay min 7 sano oo xarig ah…
15 Maxbuus oo ka mid ah 118 – ka Maxbuus ee Soomaalida ah ee ku xiran magaalada Mumbai ayaa maanta…
Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda India ayaa maanta heshiis ku kala saxiixday caasimadda India ee New Delhi.
Wasiirka arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa gaaray dalka India, socdaalkiisii ugu horeeyay ee dalkaasi uu ku tago intii…
Kalluumeysato u kala dhalatay dalalka Pakistan iyo Iiraan oo lagu qabtay xeebaha Jubbada Hoose ayaa lagu xiray magaalada Kismaayo.
Gabadh Hindi ah oo 23 jir ah ayaa xubinka taranka ka jartay nin dadka bara diinta Hinduuga oo ku sugan…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaacisay magacyada dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India.
Arin mucjiso ah ayaa lagu arkay isbitaal Jawaharlal Nehru Medical College ee ku yaal magaalada Ajmer ee dalka Hindiya, halkaasi oo uu…
Maxkamadeyntii maanta loo balansanaa in lagu qaado maxaabiis Soomaali ah oo lagu eedeeyay burcad badeednimo ayaa dib u dhacday. Dib…
Maxkamadeyntii dhalinyarada Soomaalida ee ku xiran dalka India ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Mumbai.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu xiriir toos ah kala sameeyay Ra’iisal wasaaraha India arrinta ku saabsan…
Safaaradda Soomaalida ee dalka India ayaa soo saartay war-saxaafadeed ku saabsan xaaladda maxaabiista Soomaalida ee ku xiran dalka India.
Warbaahinta ayaa heshay magacyadda, muuqaalka iyo beelaha ay ka soo jeedaan qaar ka mida dhalinyaradda Soomaaliyeed ee Maxkamad ku taalo dalka…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa laga soo xigtay inuu ka xun yahay xukunka dilka ah ee lagu riday dhalinyaro…
Safiirka Soomaaliya ee dalka India Ebyan Maxamed Saalax (Ladane) ayaa sheegtay inuusan jirin wax xukun ah oo ku dhacay burcad…
