Iyadoo ay kasii dareyso xiisad ka dhex taagan dalalka Mareykanka iyo Iiraan ayaa waxaa ereyo kulul is weydaarsaday madaxweynayaasha Iiraan…
Browsing: Iran
Dowlada Mareykanka ayaa ku balanqaaday inay cunaqabateyntii ug cusleyd dunida ay dusha u saari doonto dalka Iiraan, iyagoo ku xirtay…
Israel ayaa maanta sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeeyeen saldhigyo milatariga Iiran ay ku leeyihiin gudaha dalka Syria, iyaga oo…
Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in xoogagga Iiraan ay gantaallo ku soo garaaceen fadhiisimaha ay ku leeyihiin buuraha Golan Heights ee…
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayeb Erdogan ayaa si kulul u cambaareeyay go’aankii uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uga baxay heshiiskii Niyukliyeerka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu ka baxayo heshiiskii Niyukliyeerka ee lala galay dalka Iiraan.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu go’aan ka qaadan doono arrinta Heshiiska Niyulkiyeerka ee dalka Iiraan.
Rai’sul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay Iiraan “in ay ka been sheegayso barnaamijkeeda Niyukleerka, isla markaana ay qarsatay…
Madaxweynaha Iiraan Xassan Ruuxaani ayaa sheegay in Maraykanka iyo xulafadiisa Yurub aysan sharci u lahayn in ay wax ka badalaan…
Rai’sul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa weerar kulul oo dhanka afka ah ku qaaday dalka Iiraan, isagoo ku sheegay in…
Sida ay sheegeen wararka laag helayo dalka Iiraan Diyaarad Rakaab ayaa ku dhacday bartama dalkaasi, iyadoo siday dad gaaraya 65 Qof.
Ra’iisul wasaaraha dalka Isra’iil, Benjamin Netanyahu ayaa uga digay dalka Iiran in wax weerar ah ay kusoo qaado Isra’iil, isagoo…
In ka badan 10 qof ayaa ku dhintay banaanbaxyada rabshadaha isu rogay ee dalka Iran oo looga soo horjeedo dowladda…
Mareykanka ayaa dowladda Iiraan ku eedeeyay inay kooxda shiicada ah ee Yeman Xuuthiyiinta ay siiyeen gantaalo uu ka mid yahay…
Xiisad ka dhex oogan Sacuudiga iyo Iran ayaa sare usii kaceysa kadib markii Sacuudiga ay Iran ku eedeeyeen inay ka…
Madaxweynaha Iran Xasan Ruuxaani, ayaa si kulul ugu jawaabay hadalkii Madaxweyne Trump ee ahaa ku eedeeyay Iiraan inay tahay dowlad…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo maamulkiisu ku wajahayo dalka Iiraan.
Iran’s Foreign Ministry Spokesman Bahram Qassemi has condemned Somalia for opening fire on an Iranian fishing boat and killing the captain…
Codbixiyayaasha aftida madaxbanaanida ee Kurdiyiinta Ciraaq ayaa maanta ka socota goobaha codeynta, iyadoo ay hanjabaad kasoo yeeray dalalka Turkiga iyo…
Dowladda Iiraan ayaa waxa ay si guul ah u tijaabisay gantaal cusub oo riddadiisu ay meel dhexaad tahay, arrintaas oo…
