Sawirro loo adeegsaday laacibka kubadda Cagta ee reer Argentina una ciyaara kooxda Barcelona Lionel Messi ayay baahisay koox raacsan Daacish…
Browsing: ISIS
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in nin hubeysan uu weerar ku qaadeen taliye ku xigeenkii Saldhiga Booliska Baalade,…
Waxaa la xaqiijiyay in dalka Ciraaq lagu dilay wiil uu adeer u ahaa Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax…
Ruushka ayaa sheegay in laga yaabo duqeyn ay diyaaradaheeda geysteen lagu dilay hoggaamiyaha sare ee kooxda Khilaafada islaamiga ee Daacish.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in Qarax qabsaday gaari ay la socdeen dad rayid ah.
Maxkamadda Ciidamadda Puntland ayaa xoriyadoodii u celisay, isla markaana fasaxday 6 Nin oo ka tirsanaa Ururka khilaafada Islaamiga ee Daacish…
Kooxda Khilaafada Daacish ayaa shaaciyay is-miidaamiyihii fuliyay qarixii xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Shan qof oo uu ku jiro qofkii is-miidaamiyay ayaa ku dhintay 11 kale waa ku dhaawacmeen qarax caawa ka dhacay magaalada…
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa soo saartay war ay ku sheegtay inay sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda ee NISA…
Maamulka Puntland ayaa ciidamo u diray Degmada Qandala ee Gobolka Bari, kadib markii kooxda Daacish ee degaankaasi ka howlgasha ay…
Ururka khilaafada islaamiga ha ee Daacish ayaa soo saaray Video waxashnimo ah oo muujinaya laba askari oo Turki ah oo…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay gudaha u galeen ciidamada Puntland.
Taliyaha ciidamada Badda Puntland ayaa beeniyay inay dib u qabsadeen degmada Qandala oo hore loo shaaciyay.
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump ayaa si la yaab leh uga hadlay wiilkii Soomaaliga ahaa ee weeraray Jaamacadda…
Wararka naga soo gaaraya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheeagaya in qoysas badan ay halkaasi ka barakaceen.
A group loyal to Islamic State seized a small port town in Somalia’s semi-autonomous Puntland region on Wednesday, a move…
Gabar kasoo keeda qowmiyadda Yazidi ah ee dalka Ciraaq, oo ay qabsadeen IS kadibna xoogeen ayaa ku guulaysatay abaalmarin sare…
Hay’adda dembi baarista Mareykanka ee FBI ayaa gacanta ku dhigtay nin hubeysan oo halis ah, kaasoo lala xiriiriyay qaraxyadii dhowaan…
A middle-aged Somali-born cleric with a bright orange beard was this week put on a US terror list, accused of…
Afhayeenka kooxda Khilaafada islaamiga ee Ciraaq iyo Suuriya (Daacish) ayaa lagu dilay magaalada Xalab ee dalka Suuriya.
