Halis cusub ayaa soo food saartay caalamka, kadib markii cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus uu bilaabay inuu ku faafo…
Browsing: Italy
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka hadlay mashruuc ku saabsanaa biyo xireen loo sameyn lahaa magaalada Beledweyne…
Dalalka Sweden iyo Talyaaniga ayaa safiiro cusub u soo magacaabay Somaaliya, waxaana maanta waraaqaoodii danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Wasaaradda Gaashaandhigga Talyaaniga ayaa war kasoo saartay qarax ciidamadooda Magaalada Muqdisho lala beegsaday maanta.
Munaasabad lagu maamuusayo Maalinta Jamhuuriyadda Talyaaniga oo ku beegan June 2, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka…
Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixday laba heshiis oo ku saabsan horumarinta shaqaalaha iyo shaqo-abuur loo…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdiga oo hoggaaminayo oo socdaal ku jooga dalka Talyaaniga ayaa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Sergio Mattarella.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa magaaladda Rome kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte.
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay dalka Talyaaniga, iyadoo la sheegay inuu martiqaad…
Dowladda Talyaaniga ayaa ballanqaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta Maxkamadda sare ee Dalka, kadib kulan dhex maray Guddoomiyaha…
Dawladda Talyaaniga ayaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku wareejiyey Seddex Gaari oo labo kamid ah ay yihiin nooca BMW, kuwaasoo la…
Muwaadin Soomaaliyeed oo 17 sano si sharci darro ah ugu xirnaa Xabsiyada dalka Talyaaniga ayaa helay magdhow lacageed, kadib markii…
Natiijada hordhaca ah ee kasoo baxaysa doorashooyinka guud ee dalka Talyaaniga ayaa sheegeysa inay suurtogal ah inay guushu raacdo isbahaysi…
Xuska Sanadguurada 53aad ee ciidamada Badda Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin Soomaali iyo…
Dowladda Talyaaniga ayaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid mialteri oo loo soo mariyey howgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayo arrimaha magaalooyinka Afrika…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad lagu qabtay garoonka kadib markii la ogaaday inay sido saanad ciidan.
Nin Soomaali ah ayaa lagu xukumay in uu xabsi daa’in ku qaato dalka Talyaaniga, ka dib markii lagu helay in…
Madaxweynaha Dalka Talyaaniga Sergio Matarella ayaa warqadaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay
