Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdiga oo hoggaaminayo oo socdaal ku jooga dalka Talyaaniga ayaa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Sergio Mattarella.Kulanka labada madaxweyne ayaa ka dhacay Qasriga Quirinale Palace e magaalada Roma, waxayna labada dhinac uga wadahadleen kulankooda xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhaxeeya sidii dib loogu soo nooleyn lahaa.
SAWIRRO




![Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kulan ku yeeshay Magaalada Roma [DAAWO]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/11/Farmajo-Italy.jpg)