baarlamaanka Itoobiya ayaa fadhi uu yeeshay goor dhoweud wuxuu ku ansixiyay qaraar ay Golaha wasiirada dalkaasi hore ugu soo gudbiyeen,…
Browsing: Itoobiya
(Nairobi, July 5, 2018) – Saraakiisha asluubta iyo xooggaga ammaanka ayaa sanado badan si aan kala sooc lahayn xarig iyo…
Hay’adda caalamiga ah ee xuquuqda Bani aadamka ee Human Rights Watch (HRW) ayaa Warbixin cusub oo fadeexad ah ka soo…
Wararka laga helayo magaalada Addisababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Dowladda Itoobiya ayaa shaqadii ka ceyrisay saraakiishii ee ugu…
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay dib u dhigtay socdaal uu doonayey C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax inuu ku maro magaalooyinka Nairobi,…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus uu kasocdo magaalada Baabil ee is maamulka Orromada Itoobiya, kasoo…
Iyadoo dhowaan si rasmi ah loo daah furay shidaalka laga helay Gobolka Soomaalida Itoobiya ayaa la shaaciyey qeybta ay ka…
“Qabashadaydii iyo jariimadaydii Xamar oo ay ashkhaas yar gaysatay ka dib dadkii Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay ee i garab istaagay…
Cabdikarim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo markii ugu horeysay ka hadlay sii deyntiisa, wuxuuna hadal ka jeediyay isagoo ku sugan goob…
Golaha wasiiradda dowladda Ethiopia ayaa baarlamaanka dalkaasi u gudbiyay qaraar ururka ONLF iyo ururo kale looga saaryo liiska kooxaha argagixisada.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka ayaa dowladda Soomaaliya u jeediyey dhaliil kulul oo ku saabsan sii…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay war kasoo yeeray safiirka…
Jabhadda ONLF ee ka horjeeda dowladda Itoobiya ayaa ka hor timid shidaalka dawladda Itoobiya ka soo saareyso degaanka Soomaalida Itoobiya,…
Waxaa hareeyay baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto dood ku saabsan cidda ka danbeyay sii deynta sarkaalkii ONLF ee dowladda…
Jabhadda ONLF ayaa shaacisay war ku saabsan sii deynta sarkaalka C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo shalay la sheegay inuu xoriyadiisii dib…
Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbidhagax) oo muddo sannad ku dhow ku jiray gacanta dawladda Itoobiya ayaa maanta si rasmi ah xorriyaddiisa…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed Cali ayaa guddi u magacabaay inay baaritaan ku sameeyaan dhacdooyin qalalaase ah oo loooga soo…
Wararka laga helayo Magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in la sii daayey oo xoriyadiisii uu dib u helay sarkaalkii ONLF…
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya aya sheegaya inuu Dab qasaare geystay ka kacay xarumo ganacsi oo…
Jabhadda ONLF ee dagaalka kula jirtay dowladda Itoobiya una ololeysa xornimo uu Gobolka Soomaali Galbeed ka qaato Itoobiya ayaa shir…
