Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»KASHIFAAD: Yaa ka dambeeyey sii deynta C/kariin Qalbi-dhagax? [Akhriso Saddex Qolo oo isku heysata]

    KASHIFAAD: Yaa ka dambeeyey sii deynta C/kariin Qalbi-dhagax? [Akhriso Saddex Qolo oo isku heysata]

    June 29, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa hareeyay baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto dood ku saabsan cidda ka danbeyay sii  deynta sarkaalkii ONLF ee dowladda Soomaaliya u gacan gelisay sanadkii hore Itoobiya C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax.

    Dhinacyo kala duwan ayaa ku sharaf sheegtay inay ka danbeeyeen siiii deynta Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbdidhagax) oo ONLF ay sheegtay inuusan weli heysn xoriyadda buuxa, balse ay dowladda Itoobiya dusha ka ilaaliso una dhiibtay odayaal ku dhow oo beeshiisa ah.

    Wararka qaarkood ayaa soo xiganaya xubno qoyskiisa ka tirsan oo dawladda Soomaliya uga mahad celiyey sii deyntiisa, halka qaar kale ay beeniyeen inay wax lug ah ku leedahay sii deyntiisa, laakiin Qalbi dhagax oo lagu wado inuu saxaafadda la hadlo ayaa soo saxafiyiin la hadlay ay ka soo xigteen inaysan sii deyntiisa shaqo ku lahayn dowladda Soomaaliya, isagoo soo hadal qaaday odayaal, ururka xuquuqda aadanaha ee Itoobiya iyo dawladda Itoobiya.

    Inkastoo madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu ahaa mas’uulkii ugu horeeyay ee arrinta Qalbi-dhagax kala hadla dowladda Itoobiya, kadiba Guri uu ku xirnaa loogu geeyay, haddana waxay dad badan aaminsan yihiin in sii deynta Qalbi-dhagax ka mid tahay isbedelka Itoobiya  ka socda oo lagu sii daayey siyaasiyiin mucaarad  ahaa oo qaarkood dil ku xukunnaa, iyadoo shalay baarlamaanka Itoobiya uu ansixiyey qaraar cafinaya dhammaan siyaasiyiintii dibadjoogga ahaa ee dembiyada loo heystay.

    Dowladda Soomaaliya oo hore u khaldantay inay u dhiibto Itoobiya, Maamulka Jubbaland iyo Odayaasha Beeshiisa oo ah saddexda qolo ee dhibcha siyaasadeed ku doonaya sii deynta Qalbi-dhagax ayaa u muuqda inay ka fog yihiin xaqiiqada, waxayna arrintan ku timid xaalad ay Itoobiya gashay oo midkoodna aan talada ugu jirin inay dhici doonto.

    Dawladda Soomaaliya oo arrinta Qalbi-dhagax ay ku noqotay madax xanuunkii siyaasadeed ee ugu weynaa ayaan weli ka hadlin si rami ah sii deyntiisa, waxaana siyaabo shaqsi ah oo kala duwan u soo dhoweeyay xildhibaanno iyo madax ka tirsan dowladda Federaalka.

    C/kariin Qalbi dhagax Itoobiya ONLF Qalbi dhagax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAskar ka tirsan Ciidamada Dowladda Hoose oo toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho
    Next Article Jabhadda ONLF oo si weyn uga hor timid Shidaalka dowladda Itoobiya kasoo saartay Dhulka Soomaalida

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo