Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay fursado uu sheegay inay ku jiraan…
Browsing: Itoobiya
Kadib booqashadii aan hore loo sii shaacin ee Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku yimid magaalada Muqdisho 16-ka June 2018,…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku tilmaamay inuu yahay deeqsi ciid mubaarak ahaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hadal qoraal ah ka jeediyay shirkii sharaa’id ee ay wadajirka u qabteen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lacag gaareysa Hal Bilyan oo doolar (1000 Milyan oo doolar) ku taageeray Bankiga Dhexe ee Itoobiya,…
Xisbiga TPLF oo ah xisbiga siyaasadda ahaan ugu xoogga badan isbahaysiga EPRDF ee talada dalka haya ayaa si rasmi ah…
Xisbiga Tigreega dalka Itoobiya oo ah kan ugu awooda badan dalkaasi ee talada dalkaasi haya ayaa la sheegay inay walaac…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo booqasho rasmi ah ku tegay dalka Masar ayaa arrin yaab leh ku dhaqaaqay markii…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed yaa booqasho rasmi ah oo laba maalmood ah galabta uga bilaabtay dalka Uganda, isagoo ku…
Ra’iisal wasaaraha xowliga ku socda ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xilkii ka qaaday ninkii ugu awoodda badnaa milateriga dalkaasi…
Dowladda Ethiopia ayaa ku dhawaaqday inay iibineyso shirkado waaaweyn oo ay dowladdu lahayd ka dhigaysa kuwa madax-bannaan, kuwaasi oo qeybo…
Dowladda wadaaga ah ee dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay si dhamaystiran u aqbashay oo ay hirgelinayso heshiiskii nabada ee…
Baarlamaanka dowladda Federaalka Itoobiya ayaa laalay xaaladdii degdegga ahayd ee dalka sarnayd tan iyo bishii Maarso ee sanadkan oo mar…
Hay’adda Xuquuqda Aadnaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Ethiopia inay si deg deg ah u kala dirto ciidamada…
Xus loo sameeyay Maalinta Xuska Qaranka Itoobiya ee markii xukunka laga tuuray Mingiste Haile mariam ayaa xalay ka dhacay safaaradda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Adis ababa kula kulmay dhigiisa dalka Itoobiya Abiy Ahmed.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya, socdaal aan la shaacin oo…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in tahriibe ka soo jeeda dalka Itoobiya ay tooagsho ku dileen ciidamada Booliska…
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa ku guuleystay inuu xabsiyada Sacuudiga ka sii daayo ilaa 1000 qof oo maxaabiis…
Masar, Suudaan iyo Itoobiya ayaa waxa ay si wadajir ah ugu heshiiyeen inay darsaan sida biyo xireen laga dhinac sameeyay…
