Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya Meles Alem ayaa beeniyey inay ka mid ahayd dowladihii Afrika ee ka qeyb galay furitaankii Safaaradda…
Browsing: Itoobiya
Wararka ka imanaya magaalada Qabri-dahare ee dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in haweenay dhallinyaro ah meykeeda laga heley meel…
Itoobiya waa dal aanan bad lahayn, waxayna taas dhacday sanadkii 1993-dii markii ay madaxbanaani ku dhawaaqday Eritrea oo markii hore…
Waa markii ugu horraysay oo Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax warkiisa si rasmi ah loo maqlo tan iyo markii tobon bilood ka…
Dowladda Itoobiya ayaa qaaday tallaabo ay madaxweynaha maamulka Jubbaland kula kulansiiyey C/kariin Qalbi dhagax oo dowladda Soomaaliya ay u gacan…
Dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis ay Itoobiya saami ku yeelaneyso Dekadda weyn ee konteenarrada ee Dooraale.
Koronto la’aan xoog leh oo aahsan ayaa ku habsatay guud ahaan dalka Itoobiya kaddib markii ay cilad farsamo ku timid…
Banaanbaxyo aan looga baran oo looga soo horjeedo Dowlad-degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gilgilay degaanno ka tirsan maamulkasi oo ka cabanaya…
Dowladda Itoobiya ayaa ka hor timid qorshaha la diyaarinayo ee ku saabsan in ciidamada AMISOM dalka Soomaaliya looga saaro.
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo dhisay Gole Wasiiro cusub oo ka kooban 16 xubnood, waxaana…
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Dr Abiy Axmed, ayaa ballan qaaday inuu isbadal ku samayn doono sharciyada uu sheegay in ay…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada itoobiya ee ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta si rasmi ah…
Itoobiya ayaa ku eedeysay Masar inay mas’uul ka ahayd fashilkii ku yimid wadahadalkii saddex Geesoodka ahaa ee arrinta webiga Niel…
Safiirka dalka Itoobiya ee Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa Cumar ayaa joogistiisa magaalada Muqdisho ay dhalisay shaki ku saabsan dhaqdhaqaaqyo ka baxsan…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta lagu wadaa inuu booqdo Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Soomaalida…
Warsaxaafadeed uu soo saaray ururka ONLF ayaa looga hadlay magaacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Ethiopia, Abiy Ahmed iyo mowqifkooda ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa telefoon u diray Ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta loo dhaariyey…
Rra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya ayaa maanta loo dhaariyay xilka, isagoo si rasmi ah talada ugala wareegay Ra’iisal wasaarihii…
Dr. Abiy Ahmed Ali ayaa lagu wadaa inuu noqdo muslimkii ugu horeeyay ee Ra’iisal wasaare kan oqda dalka Itoobiya, kadib…
Isbaheysiga talada haya ee dalka Itoobiya ayaa u doortay Dr. Abiy Ahmed Ali inuu noqdo Hogaamiyaha Xisbiga EPDRF.
