Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey in magaalo ka tirsan Gobolka Bakool oo gudaha ugu jirta Sooomaaliya…
Browsing: Itoobiya
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay caddeysay mowqifkeeda rasmiga ah ee heshiiska dekadda Berbera oo ay dhowaan ku biirtay heshiis…
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka wadahadleen muranka ka taagan heshiiska…
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa la sheegay inay dad shacab ah ku laayeen magalada Mooyaale ee u dhaxeysa xuduudka Itoobiya, Kenya.
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Rex Tillerson, ayaa cambaareeyay xaaladda degdega ah ee ay xukuumadda Itoobiya ku soo rogtay dalkaasi.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay arrinta muranka ka taagan yahay ee heshiiska dekadda Berbera oo dhowaan lagu daray…
Mumina oo diidday Ethiopia – Taxanaha Maxaabbiistii 77 – Qaybta Laba iyo Labaatanaad Gabar Soomaali ah ayaa ka mid ahayd…
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey faragelinta Imaaraadka Carabta ku hayo Soomaaliya iyo saamiga dowlada Itoobiya…
Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wadaa in maanta ay xabsiga ka sii daayaan maxaabiis kor u dhaafaysa 1500.
Ra’iisal wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa is casilay Khamiistii 15-ka Febraayo 2018, waxayna Itoobiya gashay xaalad degdeg ah iyo…
Maamulka Somaliland ayaa si la yaab leh uga hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dalka Itoobiya, waxayna u balanqaadeen inay…
Isbeddel ku cusub Xukunka iyo dhaqan-siyaasadeedka Itoobiya, lagana yaabo in uu halistiisa yeesho ayaa hadda ku socda qaabkii ay Itoobiya…
Xukuumadda Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda degdega ah ee lagu soo rogay dalkaasi iyo xilliga ay socon doonto.
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa goor dhoweyd looga dhawaaqay in xaalad degdeg ah lagu soo rogay dalka Itoobiya.
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in xaalad degdeg ah lagu soo rogayo dalka Itoobiya, kadib markii uu…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inuu soo dhammaaday shirkii lagu dhexdhexaadineyay dowladda itoobiya iyo…
Ra’iisal wasaarihii Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii kadib qoraal uu soo saaray iyo isagoo telefishanka…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay Ra’iisal wasaarihii dalkaasi Hailemariam Desalegn.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay wadahalka u socda dowladda Itoobiya iyo jabhadda ONLF ee ay dhexdhexaadineyso Kenya.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam shaaciyey inuu ku biiray wadahadalka magaalada Nairobi uga socda dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF.
