Siyaasiga Soomaalida Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka dalkaasi Faarax Macalin ayaa ka digay heshiiska Itoobiya la…
Browsing: Itoobiya
Waxaa maalintii seddexaad galay wadahadaladda magaalada Nairobi uga furmay jabhadda ONLF iyo Dowladda Itoobiya, kaasoo ay dhexdhexaadineyso Kenya.
Shir lagu dhexdhexaadinayo Garab ka mida ururka ONLF iyo dowladda Itoobiya aya ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadaly arrinta dhiibistii sarkaalkii ONLF ee Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macallin ayaa aad u dhaliilay habdhaqanka madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya.
Dowlada Itoobiya ayaa ciidamo gaara u tababartay maamulka Jubaland ee Soomaaliya, iyagoo tababarka loogu soo gabagabeeyyay magaalada Kismaayo.
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in boqolaal qof la xiray xilli ay dibadbaxyo looga soo horjeedo dowladda ay…
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ku sigatay inay aqoonsato maamulka la baxay Somaliland, kadib markii uu Adis booqasho ku tegay…
Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay dalka Itoobiya.
Ciidamada Itoobiya ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Gobolka Hiiraan ayaa degaano iyo tuulooyin ka qabsaday Alshabaab.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ka hadlay TV-ga dalkaasi ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah “lagu laayay xero boolis…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dad badan oo Soomaali ah ay laayeen Oromada kadib markii uu dib …
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay xuska maalinta Qowmiyadaha dalka Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi sare u dirtay ka qeyb galka xuska maalinta Qowmiyadaha Itoobiya oo sanad kasta lagu qabo dowlad…
Hay`adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Right Watch ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in xukuumadda Itoobiya ay…
Ciidamada Itoobiya ayaa la wareegay degaano ka tirsan dhulka Soomaalida oo ka tirsanaa Gobolka Mudug ee qeybta Puntland raacsan.
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo ku sugan dalka Ethiopia ayaa kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa qaar kamida…
Madaxweynaha maamul Gobleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay dalka Itoobiya, isagoo kadib u socdaal ku tegi…
AMISOM ayaa beenisay inay ciidamo Itoobiyaan ah oo cusub ay soo galeen Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay waxba kama jiraan.
Saraakiisha sare ee Midowga Afrika iyo AMISOM ayaa si cad u sheegay inaysan ciidamada AMISOM diyaar u ahayn xilligan dagaal…
