Itoobiya ayaa la filayaa inay markii ugu horeysay qabato hoggaanka ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, iyadoo uu u hirgelayo…
Browsing: Itoobiya
Taliska ciidamada AMISOM, ayaa sheeegay inay qaadayaan tallaabooyin dib u habeynayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ay kasoo gudbeen xuduudka Soomaaliya iy…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mahadcelin gaara u dirtay kaalintii dowladda Itoobiya ka qaadatay gurmadii dadkii ku waxyeeloobay qarixii…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa bogaadin weyn iyo mahadcelin u jeediiay dowlada Itoobiya, iyadoo dhinaca kale dowladda Federaalka ku eedeysay inay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Dowladda Itoobiya ayaa deeq Dawo ah oo loogu talogalay dadkii ku dhaawacmay Qarixii Muqdisho gaarsiisay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Maamulka Somaliland ayaa ka shaaciyay shir ay iskugu yimaadeen wasiirka Duulista hawadda Somaliland iyo wasiirka Duulista Soomaaliya oo ka dhacay…
Diyaarad Qaad siday ayaa rasaas lagu furay maanta markii ay isku dayday inay ka duusho Garoonka Diyaaradaha magaalada Xudur ee…
Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay maamulka Somaliland inay barakicisay kumanaan Oromo ah oo ku noolaa maamulkaasi.
Dowladda Itoobiya ayaa War yaab leh kasoo saartay kulan magaalada New York ee xarunta Q/Midoobay ku dhex maray Ra’iisal wasaarayaasha…
Dowladda Mareykanka ayaa u sheegtay Itoobiya in ay baarto 55 qof oo la sheegay in ay ku dhinteen dagaal qowmiyadeed…
Dowladda Itoobiya ayaa faragelisay xiisadda ka dhex taagan Soomaalida iyo Oromada oo dad badan iska laayay dhowaan.
Wararka ka imanaya magaalada Jig Jiga ee caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegaya in halkaas aas wadareed loogu…
Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shaacisay in la laayay boqolaal Soomaali ah oo ay xasuuqeen Orromada.
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya ka tirsan AMISOM lagu wareejiyay ammaanka magaaladaasi.
Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay in ka badan lix boqolna way ku barakaceen dibadbaxyo cusub oo ka bilowday…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in Dowladdiisu ay ka fiirsan doonto shaqsiyaadka ka tirsan Jabhadda ONLF ee ku…
