Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka dalbaday dhiggiisa dalka Itoobiya Haile Mairam Deselgn inuu sii daayo maxaabiis…
Browsing: Itoobiya
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay dhowaan sii deyneyso maxaabiis Soomaali ah oo…
Bishii July ee sanadkan ayey ahayd markii in ka badan 100 maxaabiis Soomaali ah oo muddo ku xirnaa dalka Itoobiya…
Afhayeenka Jabhadda Xoreynta Ogaadeenia ee ONLF Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge (Cadaani) ayaa shaaciyay goobta uu hadda ku sugan yahay C/kariin Sheekh…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa difaac ka dhigatay war laga soo xigtay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya oo ku saabsan…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay la sii deyn doono maxaabiistii ay Itoobiya ku soo wareejisay dowladda Soomaaliya.
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Itoobiya.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Caawa ay…
Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in 13 qof ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday garnayl oo ka dhacay magaalada Jimma ee…
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa magacyada maxaabiista Soomaalida ee dowladda Itoobiya ku soo wareejisay Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maxaabiistii laga keenay dalka Itoobiya oo xalay soo gaaray Muqdisho ay xabsi…
Maxaabiistii Soomaalida ahaa ee ku xirnaa dalka Itoobiya ayaa caawa kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Maxaabiis Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Itoobiya ayaa maanta lagu wadaa inay kasoo degaan garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka digay in khilaafka ka dhex taagan dalalka Khaliijka uu xiisad ka dhaliyo dalalka…
Dowladda Itoobiya ayaa sii deysay maxaabiis Soomaali ah oo ku xirnaa xabsiyada dalkaasi, loona heystay dembiyo kala duwan.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa magaalada Adis ababa uga dhawaaqay war farxad oo ku saabsan heshiis ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhex jira cadaadisyo siyaasadeed oo uga yimid dhinacyo kala duwan.
Dowladda Itoobiya ayaa saluugsan saamiga laga siiyay Dekadda Berbera, Somaliland, iyadoo dooneysa inay wadahadal ka furto.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Adis ababa ee dalka…
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay lacago fara badan oo malaayiin doolar ah ay ka heshay Koronto ay u dhoofisay dalalka…
