Dowladda Itoobiya ayaa si bareer ah u jebisay balanqaad ay u sameysay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Browsing: Itoobiya
Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa qeylo dhaan kasoo saaray dad ay ciidamada Itoobiya ku laayeen Gobolka Hiiraan.
Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in dowladda Itoobiya ay qeyb ku leedahay dhaqaalaha Dekada Berbera ee lagu wareejiyay shirkad Dubai World…
Socdaalkii Madaxweyne Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay Itoobiyaee qaatay 24-ka saac wuxuu ahaa socdaal rasmi ah oo arrimo badan…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa hadalkii ugu cuslaa ka sheegay Qaranimada Soomaaliya
Soomaaliya iyo Ethiopia – Billow Wanaagsan
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howgal ay qaadeen ciidamada Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa inuu safarkiisii lixaad ku tago dalka Itoobiya.
Diblomaasi iyo aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa kula taliyay madaxweyne Farmaajo inuu saddex arrimood ku dhaqaaqo socdaalkiisa uu dhowaan ku tegi doono…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu degmada Waajid ku dhex maray ciidamada maamulka K/Galbeed iyo…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ka gudodomay safiirka cusub ee Itoobiya u soo…
Dowladda Itoobiya ayaa deeq gargaar ah ku wareejisay dowladda Soomaaliya, iyadoo ugu talogashay dadka abaaruhu saameeyeen ee Soomaaliya.
Madaxweynaha C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa muddo toddobaad ah ku sugan dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay wasiiro ka tirsan…
Jeneraalka Itoobiyaanka ah ee ka tirsan saraakiisha IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa la baahiyay inuu eedeyn u jeediyay madaxweynaha…
Xog laga helay magaalada Baydhaba ayaa sheegeysa in waanwaan laga dhex waday dowladda Itoobiya iyo madaxweynaha Soomaaliya ay fashilantay.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la sheegay goordhoweyd ka dhoofay Gaalkacayo isagoo ku siijeeda Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa amarkii ugu weynaa kasoo saartay safaaradaha ajanbiga ah ee degan Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Madaxtooyada.
Wararka laag helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay dhaqdhaqaaq xoog leh ka wadaan magaalada Dhuusamareeb ciidamada Itoobiya ee halkaasi deganaa.
Dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn oo xalay iyo saaka laga dareemay ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa Ceelbuur ayaa la sheegay inuu…
Khilaaf ka dhex taagan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa sii xoogeystay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.
