Ra”iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u shaaciyay inuu wadahadal…
Browsing: Itoobiya
Waraka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in ugu yaraan 24 qof ay dhaawacmeen, kadib markii…
Dowlada Kenya ayaa ciidamo badan soo dhoobtay xuduuda ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Ethiopia, kadib markii ciidamo ka tirsan booliska…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed oo socdaal dhowr maalmood qaatay ku joogtay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta…
Madaxweynihii ugu danbeeyay maamul goboleedyada dalka ayaa u gacan galay dowladda Itoobiya kadib markii socdaal wax badan la sugayay uu…
Madaxweynaha maamulka Goboladda Dhexe ee Ahlu suna Sheekh Axmed Shaakir ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb maanta kadib markii…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay xalay weerar ku…
Wararka laga helayo magaalada Garbahaareey ayaa sheegaya in xiisad weyn ay ka taagan yahay magaaladaasi, kadib markii ciidamada Itoobiya iyo…
Ehelada dhalinyaro lagu qabqabtay magaalooyinka Hargeysa iyo Laascaanood ayaa ka hadlay falal ay ciidamada maamulka Somaliland ku qabteen dhalinyaro kadibna…
Ra’iisl wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Dessalegn ayaa magacaabay gole wasiirada xukuumadda Itoobiya oo ka kooban 30-wasiir iyo saddex ra’iisul wasaare ku…
Ciidamada Itoobiya ayaa gobolada Bay iyo Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ka wada tababar ciidamo la sheegay inay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay si…
Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa saaka dib ugu soo laabtay kadib markii socdaal qaatay in ka…
Waxaa Galabta magaalada Muqdisho yimid siyaasiyiin iyo mas’uuliyiintii Gobolka Gedo ee ciidamada Itoobiya ku xireen degmada Doolow ee Gobolka Gedo…
Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM, howgalkana ka wada gobolka Bay ayaa magaalada Baydhaba keenay gaadiid dagaal oo la sheegay…
Dowlada Itoobiya ayaa ku dhaqaaqday tallaabo ula kac ah oo xumeynayo islaamka iyo muslimiinta kadib markii ay Sajaad loo adeegsado…
Ururka Khilaafada Daacish ayaa soo saaray muuqaal Video ah oo muujinaya 28 ruux oo qoorta laga jarayo, waxayna Daacish sheegtay…
Ciidamada Itoobiya ee ka mida ciidamada AMISOM ee ka howgala Goboladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa mugdi geliyay in shirka maamul…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqat inay deeq waxbarasho siineyso ardayda Soomaaliyeed sida uu ku dhawaaqay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Dessalegn…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa soo gabagabeeyay socdaal degdeg ah oo uu ku gaaray magaalada Addis ababa ee dalka…
