Hoggaamiyaha Jabhadda ONLF Maxamed Cumar Cismaan ayaa maanta ku laabtay dalka Itoobiya, kadib tobanaan sano oo dagaal uu kala horjeeday…
Browsing: Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu Itoobiya u ogolaaday saldhig ciidamadeeda Badda ku yeeshaan mid ka mida…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga dhaliilay dadka ka hor yimid heshiisyada uu la galay dalalka Itoobiya…
Wararla laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in arday Soomaali ah oo ay deeq waxbarasho u dirtay dowladda Soomaaliya…
Ciidamada jabhadda ONLF ee xoreynta Soomaali Galbeed, kuwooda gaarka ah ayaa laga duuliyey magaalada Asmara iyagoo ka degay magaalada Jigjiga…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u dhaliilay qaabka ay dowladda Soomaaliya ula falgashay isbedelka…
Waxaa maanta magaalada Adis ababa kulan ku yeeshay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo…
Warar kala duwan ayaa laga faafiyey Sarkaalka caanka ka ah gudaha Soomaaliya ee Itoobiyaanka ah Jeneraal Gabre, basle magaciisu yahay…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegay in jeneraalkii ugu sareeyay Farsamada Hubka Ciidamada Itoobiya General Kinfe Dagnew xabsiga loo…
Xukuumada Itoobiya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed ayaa xabsiga dhigtay in ka badan 60 sarkaal oo ka tirsan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu kaga soo qeyb galay magaalada Bahra…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in Geeska Afrika ee cusub uu mustaqbalka yeelan doono hal madaxdweyne ee aysan…
Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Atse Tewodros ee magaalada Gondor dalka…
Waxaa maanta mar kale maxkamad la soo taagi doonnaa maanta madaxweynihii hore Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Cbadi Maxamud Cumar, iyadoo…
Hogaamiyeyaasha dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea ayaa shirkoodii labaad ku yeelanaya dalka Itoobiya, sida ay shaacisay madaxtooyada Soomaaliya.
Itoobiya ayaa ku dhaqaaqday tallaabo kale oo xil sare loogu magacaabay haweeney, kadib markii Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed uu Meaza…
Baarlamaanka Itoobiya ayaa maanta doortay madaxweyne haweeney ah markii ugu horeysay kadib markii uu is casilay madaxweynaha dalkaasi.
Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF aya heshiis ku gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea kadib wadahadal halkaas uga socday labada…
Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar Iley ayaa mar kale maanta markii Shanaad lasoo taagay maxkamad ku…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa kashifay ujeedka ciidamo dhowaan galay Xarunta uu xafiiskiisa ku yaallo ee magaalada Adis ababa,…
