Wraarkal aga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degaanka Halgan uu dagaal dhex maray, kadib…
Browsing: Itoobiyaan
Dagaal Gobolka Gedo ku dhex maray ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegay…
Maamulka Puntland ayaa dib u celiyay dad Itoobiyaan soo-galooti ahaa oo ku sugnaa magaalada Garowe, kadib markii ay dalbadeen in…
Korneyl ka tirsan ciidamada Milateriga Itoobiya ayaa sheegtay inay da’diisu tahay 108 sano, iyadoo ay arrintan ka yaabisay dadka oo…
Kooxda Alshabaab ayaa war cusub kaso saartay weerar ay maanta ku qaaday kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo isaga gooshayey Buurhakaba…
Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay inay laayeen dad shacab ah oo u badan Beeralay iyo reer Miyi kale oo ku…
Iyadoo saaka aroortii uu weerar dhabo-gal ah ka dhacay duleedka magaalada Buurhahaba, ayaa kooxda Alshabaab waxay goor dhow shaacisay inay…
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa saaka weerar culus oo jid-gooyo ah ku qaaday kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo marayey Duleedka Galbeed ee…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in wafdigii dowladda Soomaaliya ee uu hoggaaminayey wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa fal naxdin leh oo ay ku kacday haweeney Booyeeso (Jaariyad) Itoobiyaan ah oo dalka…
Itoobiya ayaa la filayaa inay markii ugu horeysay qabato hoggaanka ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, iyadoo uu u hirgelayo…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ay kasoo gudbeen xuduudka Soomaaliya iy…
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka aduunka ayaa sheegtay in dadka wax tahriibiya ay si kas ah u quusiyeen ku…
Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata ilaa 40 baabuur oo kuwa ciidanka iyo sahayda ah ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray…
Ciidamada Itoobiya ayaa degaanka Beer-xaano ee duleedka magaalada Beledweyne ku dilay oday 85 sano jir ah iyo wiil uu dhalay.
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo dagaal dhowr jeer la isku laabtay oo dhex maray…
Ciidamada Itoobiya ee ka baxay Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa gaaray magaalada Dhuusmareeb iyadoo ay ku qaadatay toddobaad ku…
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay qorsheyneyso inay ciidamadeeda kala baxdo magaaladii labaad, kadib markii ay toddobaadkii hore ciidamadeeda kala…
Wararka laga helayo Gobola Gedo ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada Itoobiya ee ka howlgala Soomaaliya uu is dilay.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay Hub culus iyo mid fudud ku wareejiyeen ciidamada maamulka Koonfur…
