Browsing: Itoobiyaanka
Howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa war yaab leh kasoo saaray weerarkii ay kooxda Alshabaab shalay ku qaaday…
Ciidamada amaanka maamulka Koofur Galbeed oo wata gaadiid dagaal ayaa gaaray deeganka Abal ee gobolka Bakool.
Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa howlgal ka bilaabay Gobolla Jubbada hoose iyadoo la sheegya inay qabsadeen…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya dagaal dhex maray.
Waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay ee laga helo qasaarihii dagaal ee gaaray kooxda Alshabaab weerarkii ay ku qaaday saldhigyada…
Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa tiro cusub ku soo kordhiyay qasaaraha dagaalka Alshabaab kasoo gaaray weerarkii cuslaa…
Weerar qorsheysan oo si weyn loo soo abaabulay ayay Al-Shabab ku qaaday Xerada ciidamada Itoobiya ku leeyihiin tuulada Halgan ee duleedka…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay saacado xabsiga dhigeen guddoomiyaha degmada Garbahaarey ee maamulka Jubba…
Waxaa shalay laga soo qaaday degaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo ciidamo taabacsanaa Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo ka…
Maamul goboleedka ee Puntland ayaa degaanadeeda ka mamnuucday dadka Itoobiyaanka ah ee alaabada sida maacuunta ku wareejiya xaafadaha magaalooyinka Puntland ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Jubbooyinka ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay dagaal rogaal celis ah ku qaadeen Buulogaduud…
Taliyaha Qaybta 4-aad ee AMISOM ee ku sugan gobolka Hiiraan Korneel Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil ayaa markii ugu horeysay qiray in…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo ka badan 3000 askari oo Itoobiyaan ah ay gudaha u galeen…
