Browsing: Jaamacadda Umadda
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda.
War kasoo baxay Maamulka Jaamacadda Umadda ayaa lagu beeniyey warar laga faafiyey xiriirka u dhaxeeya Jaamacadda iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka…
Dufcadii ugu horeysay oo ka kooban 131 arday ayaa ka qalin jebisay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed kadib dib loo howl geliyay…
Maxamuud Yuusuf Culusow waa arday dhigta Kuliyadda Saxaafadda ee Jaamcadda Umadda Soomaaliyeed, magaalada Muqdisho, wuxuuna ku biiray, kadib 27 sano…
Qaar ka mida Macalimiinta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ee dowladda Soomaaliya ay hoos tagto ayaa maanta dhigay Banaanbax ay ku dalbanaayeen…
Jaamcadda Umadda ayaa maanta ku dhawaaqday in dib loo furay kulliyadii Cilmiga Warbaahinta Saxaafadda.
Magaalo madaxda dalka Norway ee Oslo ayaa waxaa xaley 10.12.2016 ka dhacey kulan Aqooneed aad u balaaran oo lagu tageerayey,…
JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED Tartan jagooyin bannaan