Xildhibaano ka mida taageerayaasha madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa u wareegay dhinaca Musharax Prof. Maxamed…
Browsing: Jawaari
Waxaan jeclaystay inaan tacliiq yar ka bixiyo natiijada gudoomiyaha baarlamaanku suurtagalnimada saamaynta ay ku yeelan karto tartanka madaxweynanimada Soomaaliya,
Guddiga Doorashada Baarlamaanka ayaa maanta shaaciyay in ilaa 7 Musharax ay diiwaan geliyeen, kuwaasoo u tartamaya saddexda jago ee Guddoonka…
Iyadoo uu bilowday ololaha doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa socda qorshe la doonayo in dib xilkaasi loogu doorto Guddoomiyihii…
Siyaasiyiin iyo waxgarada ka soo jeeda Beesha Harti ee degta Somaliland ayaa soo saaray qoraal ay diideen go’aano uu soo…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay go’aano ka soo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku saabsan heshiis gaara oo…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku guuleystay xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Waxaa magaalada Baydhaba ka bilowday doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhammaaday ayaa maanta tegay magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
Wararka laga heleyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaasi maanta laga sugayo wafdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Qodobka ugu adag ee hadda horyaala shirka madaxda Madasha Qaran ee Muqdisho ayaa noqday sida laga yeelayo xilka madaxweynaha Soomaaliya…
Shir magaalada Muqdiso hadda uga socda siyaasiyiinta xisbiyada siyaasadda ee Muqdisho
Shirkii Madasha Qaran ee Wadatashiga oo lagu waday inuu ka furmo magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed…
Madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku heshiiyay qorshe lagu hakinayo fadhiyadii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii uu xeer…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan oo ay weheliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka federaalka ayaa u dhoofay maanta Magaalada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdsho kusoo xeray shir uga socday xarunta Villa Hargeysa…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa Magaalada Muqudisho ku soo kordhiyay arrin la yaab leh kadib…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan oo ka qeyb galaya shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka ee ka socda…
