Browsing: jid xiran
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay xireen inta badan wadooyinka caasimadda, iyadoo gaadiidka dagaalka iyo…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa saaka xiray Wadooyinka soo gala Tiyatarka Qaranka, taasoo keentay in dad fara badan ay ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee Koofiyad-Casta ay saaka xireen wadadda muhiimka ah…
Qaar ka mida Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa xalay laga qaaday dhagxaantii waaweyn iyo jidgooyadii taalay muddo sanado ah.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maalinti labaad xiray wadooyinka muhiimka ah ee caasimadda, gaar ahaan jidka weyn ee Maka Almukarama.
Qaar ka mida wadooyinka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe ciidamada Booliska ay ka qaadeen Dhagxaan waaweyn oo lagu xiray wadooyinka…
Isu socodka Wadooyinka muhiimka ah ayaa saaka la joojiyey magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan la dhigay wadooyinka caasimadda, lana…
Waxaa maalintii labaad xiran wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo isu socodka Gaadiidka uu noqday gabaabsi, waxaana dhibaato weyn…
Wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdidsho ayaa maanta xiran iyadoo sababta loo xiray ay tahay munaasabadda xuska asaaska ciidamada Asluubta…
Wararka aan ka heleyno magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in ay saakay gebi ahaanba ay xiran yihiin wadooyin…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA aya gebi ahaan xirtay wado hormarta Xarunteeda weyn ee degmada Shibis oo loo…
Waxaa saaka la xiray Wadooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo badan la dhigay isgoysyada iyo wadooyinka magaalada, waxaana la joojiyay isu…
Qaar ka mida wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa la xiray saaka, iyadoo la dhigay ciidamada amniga oo u diiday gaadiidka dadweynaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wadooyinka magaalada Muqdisho ugu muhiimsan maanta loo xiray wafdi ka socda dalalka…
Dadka magaalada Muqdisho ayaa saaka ka war helay wadooyin xiran iyo ciidamo muuqaalkoodu u eg yahay kuwii xasilinta oo dib…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada xasilinta laga qaaday mid ka mida wadooyinka muhiimka ah ee magaalada,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya jidgooyo cusub oo ka dhan ah mootooyinka lagu soo kordhiyey mid ka mida…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloww Ducaale ayaa sheegay in ilaa 30 ciidamo ah loo xiray Weerarkii Alshabaab ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gebi ahaan Caawa l xiray Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay…
