Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar maanta dib uga furay shirka maamul u sameynta Hiiraan & Shabeelada Dhexe.
Browsing: Jowhar
Magaalada Jowhar waxaa hadda ka socda xaflad lagu soo bandhigayo xildhibaanada maamulka loo sameynayo gobolada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray Magaalada Jowhar oo xarun u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Ugaaska Beesha Gaaljecel Ugaas C/raxmaan Ugaas Cabdullahi oo ka mid ah duubabka waaweyn ayaa maanta ku biiray shirka Jowhar.
Dib u dhac ayaa la sheegay inuu ku yimid safarkii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud maanta lafilayay inuu ku tago magaalada…
Xaaladda magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta lagu arkay isbedel weyn oo dhinac ammaanka ah, iyadoo la sheegay…
Shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiran iyo Shabeelaha Dhexe ayaa si qarsoodi ah uga socda Magaalada Jowhar.
Iyadoo magaalada Jowhar uu dib uga bilaabanayo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa odayaasha beelaha labada…
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Siyaasiyiin ayaa uga digay IGAD inay faragelin ku sameyso shirka Jowhar.
Waxgarad iyo Odayaal kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa ka hor yimid qorshaha IGAD ee…
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD iyo dowladda Soomaaliya ayaa galabta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Qabanqabaadii ugu danbeysay ayaa ka socota magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, iyadoo lag u wado in dib loo…
Ciidamo Boolis ah oo loogu talogalay in sugaan ammaanka shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe oo dib…
Taliye Cusub ayaa loo magacaabay Ciidanka Nabadsugida Qaranka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana talyaha cusub lagu magacaabaa C/qaadir Cabdullaahi Xaayoow.…
Ciidamada Amniga ee Jowhar ayaa xabsiga dhigay laba weriye oo ka howlgla magaaladaasi oo lagu eedeeyay inay aflagaado kula kaceen maamulka…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho oo degdeg ah ku xukuntay gacan ku dhiiglihii ku eedeysnaa dilka Taliyiha Ciidanka nabadsugidda…
Maamulka iyo ciidamada dowlada Soomaaliya ee magaalada Jowhar ayaa sameeyay arrin la yaab leh kadib mrkii Qabuurihii lagu aasayay Taliyihii…
Ciidamada Dowladda ee Magaalada Jowhar ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen askarigii ka danbeeyay dilkii xalay magaaladaasi loogu geystay Taliyihii Nabad Suggida…
Wararka laga helayo magaalada Jawhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in sarkaalkii ugu sareeyay nabadsugidda gobolka Shabeelaha Dhexe toogasho lagu…
Xog ay heshay mareegta Wadani.com ayaa sheegeysa in qorshihii maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay wadeen…
