Waxaa magaalada Jowhar ka socda qabanqaabo lagu doonayo in dib loo furo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha…
Browsing: Jowhar
Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ee heshiiska la gaaray dowladda Soomaaliya ayaa ku soo jeeda magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Buurane uu ka dhacay qarax Miino oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan…
Heshiis dib loogu furayo shirka Jowhar ee hakadka ku jira ayaa looga dhawaaqay in dowladda Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka Gobolka…
Taliyihii garoonka Jowhar Cali Xasan Guure iyo Sedex askari ka tirsan ciidankiisa ayaa ku dhintay Qarax miino oo la dhigay…
Taliyaha Ciidamada Booliiska Gobolka Shabeelaha Dhexe Khaliif Cabdi Cabdulle oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Jowhar ayaa ka warbixiyay howlgalo ay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu faragelin ku sameeyay muranka hareeyay shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi ka kooban wasiirada iyo xildhaanada kasoo jeeda gobolada Hiiraan…
Waxaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe shirkii maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe…
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa shaaciyay inay qaadaceen shirka Jowhar ee maamul u sameynta gobolada Hiiraan isla…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka…
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay diyaarinta shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe amreen in la xiro dhamaan Iskuuladda Waxbarshada ee degmada Jowhar,…
Shirkii maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo la qorsheynayay in magaalada Jowhar uu ka furmo maalinta Beri ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dejisay qorshe lagu dhisayo maamul goboleedka Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, waxaana wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka…
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku dhawaaqay xilliga uu furmayo shirka maamul u sameynta…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ay la socdaan wasiiro iyo xildhibaano ayaa…
Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa diyaar garow weyn ugu jirta marti gelinta shirka maamul u sameynta Gobolada…
Dowladda Soomaaliya oo ku howlan diyaarinta shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa AMISOM ka dalbatay in…
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa isku khilaafay amar shalay ka soo baxay maamulkaasi oo ku saabsan in INDHA-SHAREERTA ay xirtaan…
