Iyadoo lagu wado inuu dhowaan magaalada Jowhar ka furmo shirka dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan iyo Sh/dhexe, ayaa waxaa durba…
Browsing: Jowhar
Guddoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Xasan Daaci ayaa sheegay in labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha…
Maamulka Gobolka Sh/dhexe ayaa magaalada Jowhar ka mamnuucay Indha-shareerka islaamiga ah ee haweenka, iyadoo sidoo kale maamulku xayiraad ku soo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odowaa ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka loo marayo maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha…
Magaalada Jowhar waxaa ka socda diyaar garow weyn oo ku saabsan marti gelinta shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Ceymoy iyo xubno la socda ayaa maanta gaaray…
Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si diiran usoo dhoweeyay in magaalada Jowhar ay marti gelineyso shirka maamul u…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caasimad maamul goboleedka KMG ah ee Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe u magacaabay…
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa ku dagalamay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii ay isku…
Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa dhagax dhigay dayactir cusub oo lagu sameynayo garoonka diyaaradaha duleedka magaalada Jowhar kaasoo…
Iyadoo magaalada Jowhar loo diyaarinayo marti gelinta shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa maanta ka…
Wararka laga helayo madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in xildhibaanada beesha Xawaadle intooda badan ay ogolaadeen in gogosha shirka maamul…
Kulan lagu heshiisiinayo labo beelood oo dhowaan ku dagaalamay deegaano ka tirsan degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa maanta si rasmi…
Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe Cali C/llaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ka hadlay halka ay mareyso howshii dhismaha maamulka goboladda Sh/dhexe iyo Hiiraan,…
Maamulka Gobolka SH/Dhexe iyo magaalada Jowhar ayaa caawa bandow ku soo rogay magaalada Jowhar oo maanta ay ka dhaceen banaanbaxyo…
Banaanbax rabshado wata ayaa hadda ka socda magaalada Jowhar, waxaana xiran dhammaan ganacsigii magaalada kadib markii dadweyne isu soo baxay…
