Browsing: Jowhar
Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyey qabshaha lix kursi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federeaalka.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu goor dhow ka dhacay qarax lala beegsaday xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka dowlad…
Fowdo iyo buuuq ayaa hareeyay kursigii labaad ee Aqalka Sare oo Doorashadiisa caawa ka socotay magaalada Jowhar, markii lasoo gabagabeeyay…
Waxaa magaalada Jowhar maanta mar kale ka dhaceysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo Hal kursi kaliya amanta…
Waxaa maanta magaalada Jowhar ka dhaceysa doorashada saddex kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto…
Waxaa lasoo gabagabeeyay shalay diiwaan gelinta Musharixiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto maamulka Hirshabeelle.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in qaraxyo caawa laga maqlay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xmaamulka Hirshabele ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Bam gacmeed lagu qaaday Guri ku…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay talihihii saldhiga Booliska degmada jowhar ka…
Khamiistii la soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada ay daadadka go’doomiyeen ee xarunta Hirshhabeele.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad uu halkaasi ku…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay howlgallo ay ku qaadeen Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaanada u dhaxeeya Jowhar iyo…
Weerarro dhaliyey qasaare isugu jira dhimaho iyo dhaawac ayaa maanta hareeyay xarunta maamulka Hirshabelle ee magaalada Jowhar iyo duleedkeeda, markii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoog leh oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.
