Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqadii ka eryay Wasiirkii Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha Maamulkaasi Maxamed Maxamuud Cabdulle.
Browsing: Jowhar
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise ayaa ka hor timid qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Cusmaan Bare oo…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle u dirtay wafdi ay hoggaaminayaan wasiiro ka soo jeeda maamulkaasi.
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkiisa ayaa amar ku bixiyey…
Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa beeniyay warar laga baahiyey oo ku saabsan sinuu isaga cararray, kana tegay…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in qarax miino oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar, markii ay qabsatay gaari…
Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle.
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyntii ugu horeysay ku sameeyay Golihiisa wasiirada maamulkasi.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ay wadaan Mooshin…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu dagaal culus ku dhex maray duleedka degaanka Qalimow ee Gobolka Sh/Hoose ciidamo…
Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Guriga Sheekh Caan ah oo ku yaalla xaafadda Buulo-sheekh ee magaalada Jowhar, iyagoo…
Wararka laga shelayo Magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in mas’uul sare oo ka tirsan maamulka Hirshabelle uu fal dil…
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo ka yimid magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle kuna sii jeeday magaalada Muqdisho ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in kooxda Al Shabaab ay xalay weerar kedis ahaa ku qaaday Koontaroolka Koonfureed ee…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle.
Waxaa caawa magaalada Jowhar looga dhawaaqay in mooshinkii laga keenay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ay dib uga laabteen xildhibaanadda.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in la kala diray xildhibaannadii mooshinka ka keenay Madaxweyne…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan maamulkaasi ayaa maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalado Muqdisho, iyagoo…
Xalay ayey ahay markii si lama filaan ah qaar ka mida xildhibannada Baarlamaanka Hirshabeeelle ay mooshin ka gudbiyeen madaxweynaha Hirshabeelle…
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa u yeeray madaxweynaha maamulkasi si ay wax uga weydiiyaan arrimo dhowr ah,…
