Browsing: Jubba Airways
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay dacwad ku socoto diyaaradii Sabtidii 5-ta bishan Oktoobar ka degtay Garoonka diyaaradaha…
XShirkadda diyaradaha Jubba Airways ayaa xajka sanadkan ka baajisay boqolaal Soomaali ah oo lacag iyo Baasaboor ay ka qaadeen waqti…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay bilaaban doonaan duulimaadyada Xajka ee sanadkan, sida lagu sheegay war ay soo saartay Wasaaradda Diinta…
Murankii ka taagnaa arrimaha xajka sanadkan ayaa la sheegay in lasoo gabagabeeyay, kadib heshiis ay isla gaareen dowladaha Sacuudiga iyo…
Dagaalkii ka dhashay xajka sanadkan ayaa gabagabo ku dhow kadib markii dowladda Somalia iyo Ganacsade ahna xildhibaan Siciid Nuur Giriish…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka ka taagan arrimaha xajka, iyadoo sheegtay in lagu socon doono qorshihii…
Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo farageliyay muranka ka taagan arrimaha Xajka, iyagoo si faahfaahsan…
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka iyo kooxda Qabyo ee dowladii Hore ayaa sheegay inuu xajka…
Qorshihii xukuumadda Soomaaliya ee ahaa in Xajka sanadkan ay xujeyda Soomaalida helaan qiime jaban iyo shirkado kala duwan oo laga…
Xil ka qaadistii degdega ahayd ee shalay 9-ka July 2018 lagu sameeyay wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumadda Soomaaliya oo…
Wasiirka Gadiidka iyo Duulista hawada C/llaahi Salaad Maxamed ayaa shaqadii ka joojiyey Maareeyihii Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi…
Shirkadda Jubba Airways oo ka mida shirkadaha waaweyn ee diyaaradaha ee ka howgala dhulka Soomaalida iyo Geeska Afrika ayaa sanadkan…
Xujeyda Soomaalida ayaa qarka u saaran inay ka baaqdaan xajka sanadkan kadib markii xukuumadda Soomaaliya ay xaalad jaha wareer ah…
Shirkaddaha Duulimaadyada Jubba Airways iyo Daallo Airlines ayaa afka furtay iyagoo weerar ku qaaday xildhibaanno iyo senatoro dadaal u galay…
Dowladda Soomaaliya ayaa qaadaneysa shirkado cusub oo ka shaqeeya arrimaha xajka iyo cumrada oo sanado badan u xirnaa shirkadda Jubba…
Waxey aheyd dhacdo cajiib ah oo isugu jirtay badbaadin iyo naf hurnimo kaddib markii Haweenney ku dul Umushay diyaarada Jubba…
Diyaaradii ugu hoeysay oo sida rakaab ayaa caawa soo caga dhigatay a garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Dood iyo muran badan ayaa ka taagan lacagaha faraha badan ee laga qaado xujeyda Soomaalida, taasoo ka mida kuwa ugu…
Midowgii Shirkadaha diyaaradaha Soomaalida ugu caansan ee Daallo Airlines iyo Jubba Airways ayaa soo gabagaboobay kadib 2sanadood oo ay ku…
