Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu dhaaciyey in dib loo…
Browsing: Jubbaland
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si weyn u dhaliilay safarka uu Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ku tegi…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa war kasoo saaray is hortaag uu sheegay in…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xayiraadda ay dowladda Soomaaliya saartay Garoonka…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa ku baaqay inay dadka Muqdisho isugu soo baxaan bannaabax…
Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu guddoominayay madaxweynaha dib loo doortay ee muranka kataagan yahay doorashadiisa Axmed…
Qoraal kasoo baxay Madaxweynaha aysan aqoonsaneyn dowladda Federaalka ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku…
Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhaliilay xisbiyada siyaasadeed ee la diiwaangeliyey isagoo ku eedeeyay…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabay Madaxwaynaha Jubaland Axmed…
Madaxweynaha Dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, balse ay sharci darro ku tilmaantay dowladda Federaalka ayaa qabtay shirkiisii jaraa’id…
Golaha Wakiilada Jubbaland ee dowladda federaalka aysan aqoonsaneyn ayaa maanta yeeshay kulan uu dalbaday Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).
Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa war cusub kasoo saaray xariga dowladda Federaalka ee…
Ciidamada Amniga ayaa garoonka diyaaradaha Muqdishoka qabtay wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) oo ku sii jeeday dalka…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in shaqada Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan waxaa ay si caadi ah…
Dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xariga magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur…
Maamulka Jubbaland ayaa War cad kasoo saartay xariga magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirkii Amniga maamulkaasi C/rashiid Xasan Janan, iyagoo ka…
Maamulka Jubbaland ayaa War Cad kasoo saatay Go’aankii Golaha wasiirada Dowladda Federaalka oo ku saabsanaa inaysan aqoonsaneyn Doorashadii Jubbaland iyo…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur oo maanta ay ciidamada Nabadsugidda Somalia ee…
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ay ka qabteen…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo Bannaanbax lagu diidan yahay go’aanka dowladda Somalia kasoo saartay…
