Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Maxaa loo xiray Wasiir C/rashiid Janan? [Interpol oo raadineysay & Wasiir ku eedeeyay dembiilenimo]

    XOG: Maxaa loo xiray Wasiir C/rashiid Janan? [Interpol oo raadineysay & Wasiir ku eedeeyay dembiilenimo]

    August 31, 2019Updated:September 1, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur oo maanta ay ciidamada Nabadsugidda Somalia ee NISA kasoo qabteen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, isagoo kusii jeeday dalka Itoobiya.

    Wasiirkan ayaa hore dacwad uga taallay Maxkamadda G/Banaadir, waxaana sidoo kale jirtay in Booliska Adduunka ee Interpol u raadinayay tacadiyo lagu eedeeyay, laakiin mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Somalia ayaa laga soo xigtay in su’aallo la weydiinayo ee aan la xirin, halka warar kale sheegeen in Ciidamada NISA ay ku hayaan Xaruntooda weyn ee degmada Shibis oo loo yaqaan Habar Khadiijo.

    Dhinaca kale wasiir ku xigeenka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud C/qaadir Hilaal ayaa qoraal uu dhigay Baraha Bulshada ku eedeeyay C/rashiid Janan inuu dembi ka galay dadka Gobolka Gedo. Wuxuuna qoraalkiisa ku yiri: “Abdirashid Janan Wasiir kii hore ee Amniga DG Jubaland oo danbiyo kala duwan ka galay Bulshada Reer Gedo iyo degaanada la dariska ah kuna raad joogeen Booliska Caalamiga ah (Interpol) iyo Laanta danbi baarista Booliska Soomaaliyeed (CID) ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Cidna kama baxsan karto Cadaaladda…”

    Arrinta dhabta ah ee loo heysto Wasiir C/rashidi Janan ayaan weli la shaacin, laakiin xogta ayaa sheegeysa inay ku lug leedahay doorashadii dhowaan ka dhacday magaalada Kismaayo ee dib loogu doortay Axmed Madoobe iyo qorshe uu uga baxay madaxda dowladda federaalka.

    Jubbaland Muqdisho Top Wasiir lagu xiray Wasiirka Amniga Jubbaland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Ciidamada Dowladda oo Garoonka Muqdisho ka qabtay Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland
    Next Article Jubbaland oo War-cad kasoo saartay Go’aanka Xukuumadda Somalia ka qaadatay Doorashadii Axmed Madoobe &..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xasan Kheyre oo soo saaray dalab culus u diray madaxweyne Xasan Sheekh

    May 27, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo