Askar ka tirsaneyd ciidamada maamulka Jubba oo lagu eedeeyay inay amni darro ka wadeen magaalada Kismaayo oo dhowaan lagu qabtay…
Browsing: Jubbaland
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dagaal qaraar uu ka qarxay magaalada, iyadoo uu dhex marayo ciidamo ka…
Maamulka Jubbaland ayaa jawaab ka bixiyey warkii kasoo yeeray Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo xisaab-xir ka dalbaday…
Waxaa maanta magaalada Kismaayo gaaray oo C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mida saraakiisha Ururka ONLF oo dowladda Soomaaliya ay…
Golaha Iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada dalka ayaa qaadacay ka qeybgalka shirka Amniga Qaran ee uu dhowaan ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya…
Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland ayaa maanta abaabulay bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo looga dalbanayo inuu…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inuu muran ka taagan yahay Markab Dhuxul lagu rarrayo…
Afjhayeenkii hore ee Axmed Madooba iyo maamulkii Jubbaland C/naasir Seeraar ayaa si u dhaliiyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madooba, isagoo sheegay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka taagan tahay magaalada Garbahaarey oo shalay ay ka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo u abaabulan qaab beeleed ay weerar ku qaadeen xarunta FIAT ee…
Wararka laga helayo magaalada Gabahaarey ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in dad shacab iyo ciidan isugu jira oo bannaanbax rabashado…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee maamullada Soomaalida oo la xiiriray…
Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kasoo…
Maamulka Jubbaland ayaa si kulul u beeniyay warka soo yeeray Siyaasiga Soomaalida Kenya ee Faarax Macallin oo sheegay in dowladda…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya iyo siyaasiga kasoo jeeda W/Bari Kenya Faarax Macallin ayaa shaaciyay in dowladda Kenya…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay, kana danbeyso…
Maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe hoggaamiyo ayaa war-saxaafadeed dhiilo xambaarsan kasoo saaray saraakiil ay maagcawday dowladda Soomaaliya oo ay ku…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa waxa uu sheegayaa in garoonka diyaaradaha magaaladaasi lagu xayiray sarkaal sare oo dowladda federaalka…
Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada dalka xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa joojiyay xiriirkii ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Brussels ayaa sheegaya in wafdigii maamulka Jubbaland laga hor istaagay ka qeybgalka furitaanka shirka Brussels ee…
