Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn lama filaan ah ku sameeyay golaha wasiirada ee maamulkiisa.
Browsing: Jubbaland
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay xeelad cajii ah u adeegsatay weerarkii ay ku dileen askariga Mareykanka ah, kuna dhaawaceen…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magaalada Nairobi afur ugu sameeyay caawa xildhibannada Soomaalida Kenya oo uu hoggaminayey…
Maamulka Jubbaland ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan ciidamada maamulkaasi kadib markii uu baraha bulshada soo dhigay muuqaal uu ku…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in amar ka soo baxay maamulka Jubaland xayiraad lagu soo rogay Shirarka Odayaasha…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inuu qaadacay shir ku saabsan arrimaha dastuurka oo dhowaan ka furmi doona magaalada Muqdisho.
Waxaa soo shaac baxay saansaan muujineysa inuu dib u soo noolaaday khilaafkii Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya oo toddobaadkan…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, ayaa caddeeyay mowqifkiisa ku…
Waxaa magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Isbaheysi cusub oo mucaarad ku ah Maamulka Axmed Maxamed Islaamin (Madoobe), kaasoo ka shaqeyn doonta sidii…
Shir ay Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa laga soo saaray go’aan yaab leh oo ku saabsan inaan dhulka magaalada Kismaayo.
Wadahadalkii Soomaaliya iyo Kenya maanta ku dhex maray magaalada Mandhera ayaa lagu gaaray go’aan si KMG ah loogu joojiyey dhismaha…
Nuuraddiin Yuusuf Xaaji oo xilligan ah taliye xigeenka Nabad Sugidda Kenya ayaa shaaciyey ujeedka ay dowladda Kenya u dhistay maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Beladxaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland uu xiray xudduuda Soomaaliya iyo Kenya ee…
Ciidamada maamulka Jubbaland ee uu ka taliyo madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xabsi u taxaabay weriye ka howlgala Magaalada Kismaayo.
Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) ayaa ku dhawaqay inuu iska casilay Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya inay xiisad ka taagan tahay magaaladaasi.
Beesha uu kasoo jeedo xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) oo xasaanad laga qaaday laguna xiray magaalada Kismaayo ayaa war…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xayiraad dhinaca socdaalka ah ku soo rogay qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka maamlukaasi.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xiisad ka jirto magaalada kadib markii xabsi loo taxaabay xildhibaan ka tirsan…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay halkaasi ka taagan tahay xiisad ka dhalatay xariga Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan…
