Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu qaato go’aan yaab leh oo isbedel ku keenaya mowqif…
Browsing: Jubbaland
Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo dhoweeyay baaqii Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kuna saabsanaa inay kulan isugu yimaadan…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in la soo xirayo Axmed Madoobe iyo inta…
Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa Cambaareeyay wakiilka midowga afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb. Francisco Madiera, kadib markii ay…
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inay Berri oo ah Sabti 23-ka May 2020 ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal,…
Wasaaradda Caafimaadka Somaaliya ayaa shaacisay tiro cusub oo cudurka Covid-19 laga helay 24-kii saac ee lasoo dhaafay, iyadoo Jubbaland laga…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay oo lagaga hadlayay xaaladaha…
AMISOM ayaa shaacisay inay ciidamada Kenya ee ka howlgala Jubbaland fashiliyeen weerar saddex geesood ah oo maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen…
Madaxweynaha Jubbaland ee aysan aqoonsaneyn dowladda Federaalka Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay hoggaamiso kaalinteedana ka…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay xayirtay diyaarad gurmad noocyo kala duwan…
Wasirkii Waxbarashada Maamulka Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim ayaa ku geeriyooday dalka India.
Dalalka Beesha caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa ku kala qeybsamAY War-saxaafadeedka lagu taageeray heshiiska magaalada Nairobi ku dhex maray…
Maamulka Jubaland ayaa maanta shaacisay in wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedkaasi Mahdi Muxyadiin Maxamed laga helay cudurka Coronavirus.
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa soo taageertay wada-hadalladii heshiiska dhaliyey ee Axmed Madoobe Jubaland iyo siyaasiyiinta Golihii Isbadal doonka Jubaland ee…
Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay inaysan weli helin lacagtii ay Dowldda Federaalka sheegtay in la siinayo maamul Goboleeyada si…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in dadkii ugu horeeyay laga helay cudurka Coronavirus, kadib markii loo karaantiilay shaki laga qabay inay…
Madaxweynaha Jubbaland ee dowladda Soomaaliya aanay aqoonsaneyn Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka beeleed ee dadka…
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ee Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Mahad Maxamed Islaam ayaa qarxiyey xog ku saabsan in Madaxweynaha…
Mas’uulka madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan howlgalka Jubbooyinka ayaa markii ugu horeysay tegay Gobolka Gedo, isago wadahadal la galay saraakiil ka…
Dalalka Beesha caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa War caawa kasoo saaray xaaladda Gobolka Gedo, waxayna sheegeen inay ka walaacsan yihiin…
