Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiir ku xigeenkii Arrimaha Gudaha maamulka Jubbaland ee taageersanaa Axmed Madoobe inuu…
Browsing: Jubbaland
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay xiriirka kala dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulkiisa Jubbaland, isagoo khudbad…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa hadda khudbad ka jeedinaya furitaanka kalfadihiga labaad ee Baarlamaanka Jubbaland ee magaalada Kismaayo.…
Guddoomiyaha Mandhera, Kenya Cali Roba ayaa goor dhoweyd digniin culus kasoo saaray colaad ka qaraxda magaalooyinka Mandhera iyo Beledxawo ee…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland ay ku sugan Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya oo…
Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa joojiyey ka qeyb galka shirarkii Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.
Kadib markii degmada Beledxaawo iyo gudaha Soomaaliya laga saaray ciidamadii Jubbaland ee taacsanaa Wasiirkii Amniga maamulkaasi C/rashiid Janan ayaa la…
Xaaladda magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa degan saaka, kadib dagaalkii shalay ka dhacay oo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay…
Mareykanka ayaa War kasoo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada taabacsan…
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ayaa sheegaya inuu dagaalka ka dhex qarxay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan Wasiirka Amniga…
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay ciidamada dowladda Soomaaliya geysay Gobolka Gedo iyo abaabulka ciidan ee halkaasi ka…
Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday in Baasabooradda Diblomaasiga ay ka reebto madaxda Jubbaland ee maamulka Axmed Madoobe, kadib dagaal dhinacyo badan…
Gen. Cabaas Ibraahim Gureey oo kamida Saraakiisha taabacsan Axmed Madoobe ee kasoo jeeda Gobolka Gedo ayaa ka digay dagaal dhex…
Wasiirka Amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa beeniyay inuu ku sugan yahay magaalada Mandheera ee dalka Kenya.
Maamulka Mandheera iyo xildhibaannada degaankaasi laga soo doorto ayaa dalbaday in C/rashiid Janan iyo ciidamadiisa inay ka baxaan Mandheera.
Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay xaaladda Gobolka Gedo, isagoo baaqyo u kala diray beesha…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in rasaas laga maqlay magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.
Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Sidii ay u xirtay dowladda Soomaaliya…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa difaacay ciidamada dowladda Soomaaliye geysay Gobolka Gedo iyo howlgalka ay halkaasi…
Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa kulankoodii maanta uga hadlay xaaladda Gobolka Gedo oo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya muddooyinkii la…
