Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in odayaasha degmada Beledxaawo ay waanwaan kula jiraan ciidamada taageera C/rashiid Janan oo…
Browsing: Jubbaland
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu si xowli ah u socdo dhaqdhaqaaqa ciidamada dowladda Soomaaliya oo shalay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiirka baxsadka ah ee Amniga Jubbaland oo saaka ka degay degmada Beledxaawo…
Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ee saaka gaaray degmada Beledxaawo ayaa si degdeg ah halkaasi uga bilaabay abaabul…
Wasiirkii Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xersi ayaa ku dhawaaqay in uu iska casiley xilkii uu ka haayey maamulkaas. Qoraalkii is-casilaadiisa ayuu…
Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid oo la sheegay inuu baxsaday shalay ayaa sheegaya dowladda Soomaaliya ay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku sheegay qoraal laga soo saaray xafiiskiisa inay ka walaacsan yihiin xaaladda murugsan ee…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo dowladda Soomaaliya aysan aqoonsaneyn ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Safiirka Mareykanka…
Xiisad ku saabsan maamulka degmada Baardheere ayaa ka taagan magaaladaasi, iyadoo ay isku hayaan xubno cusub oo ay soo magacawday…
Go’doomintii siyaasadeed ee dowladda Federaalka Soomaaliya ku heysay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa u muuqata inay fashil kusoo…
Wafdigii beesha caalamka ee maanta booqday magaalada Kismaayo, lana kulmay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inaan la iska…
Wufuud ka socda wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib markii uu muddo saddex toddobaad ah…
Madaxweynaha Jubbaland ee dib u doorashadiisa muranka dhalisay Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa…
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay si weyn uga walaacsan tahay oo ay isha ku heyso kulan ay si hoos…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in howlgal ay sameyeeen ciidamada Amniga magaaladaasi lagu soo qabtay xubno la sheegay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay la wareegtay ciidamadii maamulka Jubbalad ee ku sugnaa saddex…
Alshabaab ayaa magaalada Jilib uga dhawaaqay olole lagu magaacabo ‘Carabiyeynta Umadda” oo muddo lix bilood ah dadka lagu barayo.
Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland ee doorrtay Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ku ansixiyey Madaxweyne kuxigeenada Jubbaland ee uu dhowaan magacaabey Madaxweynaha…
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabulaahi Deni oo shaaciyey inuu dhexdhexaadinayo Dowladda Soomaaliya iyo Axmed Madoobe oo khilaafka ka dhashay doorashadii…
