Browsing: Kaaraan
Waxaa magaalada Muqdisho laga bilaaby waanwaan laga dhex wado Saraakiil ka tirsan ciidamad Milateriga, Qeybta 27-aad oo dhowaan ciidamo kala…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal ciidamo milateri ah ku dhex maraya xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dib ugu wareejiyey Guri uu lahaa muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 30 sano ah laga heystay…
Ciidamo u abaabulan qaab maleeshiyo milateri oo ka amar qaata saraakiil ka tirsan Milateriga oo fadhigoodu yahay Gobolka Sh/Dhexe ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo isugu jira qeybaha Booliska iyo Milateriga ay weerar ku…
Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, iyadoo ay ku dagaalamayaan askar ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil khaarijin ah oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox hubeysan ay…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa wiil dhalinyarro ah oo xalay lagu dilay suuqa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Koox…
Wararka laga helaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaafad ka tirsan degmada Kaaraan lagu arkay saaka Meydka haweeney halkaasi la…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegay inuu galabta magaalada Muqdisho ku dilay haweeney ganacsato ah oo iibisa Qaadka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay dil ka geysteen degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
Dadkii deriska lahaa Allha u naxariistee xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo shalay lagu dilay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa…
Wararka lag helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan oo burcad ah ay sababeen dhimasho afar qof oo ciidamo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin dhaawac ahaa oo la dhigay mid ka mida isbitaallada Muqdisho lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan cidamada dowldda Soomaaliya uu dil ka geystay degmada Kaaraan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada NISA ay rasaas ku fureen Gaari ay ka shakiyeen, taasoo dhalisay…
Wararka laga helayo degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dadweynaha xaafad ka tirsan degmadaasi ay arkeen maydka qof…
