Browsing: Kaxda
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax dhowr qof ku dhinteen oo maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Habeen hore, gaari qaraxyo ka buuxaan ayaa ku baryay waaxda 5-aad ee degmada Kaxda, waxaa la ii sheegay iney la…
Gaari Miineysan ayaa goor dhoweyd lagu qarxiyey mas’uuliyiinta degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, kadib gurmad ay u sameeyeen guddoomiye waaxeed…
Qarax ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, iyadoo qaraxaasi uu dhaliyey…
Iyadoo ay weli socdaan xiisado colaadeed oo ka taagan degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa mar kale xalay waxaa degmadaasi…
Dilal salka ku haya xiisad colaadeed oo ka dhaxeysa beelo wada dega degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sababtay dhimashada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu ka dhacay waaxda Sedexaad ee Degmada kaxda ee…
Dadweyne degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa wada bannaanbax joogto ah oo looga horjeedo maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa degmadaasi…
Dadweynaha degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa maanta isugu soo baxay banaanbax ay uga horjeedaan Dil maamulka G/Banaadir iyo ciidamada…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa maanta dagaal la galay dabley hubeysan, iyadoo dagaalkaasi geystay qasaare kala duwan.
Dab xoog leh ayaa ka kacay xarumo ganacsi oo u badan dukaamo ku yaalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku qaaday degmada Kaxda ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax maanta ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho xilli uu ku soo jeeday magaalada Muqdisho.
Shil ka dhex dhacay ilaalada mid ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa keenay inuu dhinto darawalkii Guddoomiyaha.
Askari ka tirsan ciidamada maamulka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa rasaas ku furay dad masaakiin ah oo raashin bisil…
15 qof ayaa ku dhintay Xero dad barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
