Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa ku hanjabay inuusan ka qeyb geli doonin doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah…
Browsing: Kenya Elections
Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee…
Maxkamadda ugu sarraysa dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii madaxweynenimada.
Madaxweynaha Kenya ee dib u doorashadiisa ay sharci darro ka dhigtay Maxkamadda sare ee dalkaasi ayaa war cad kasoo saaray…
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Ra’ila Odinga ayaa ku dhawaaqay go’aankii lag sugayay ee ku saabsan natiijada doorashada dalkaasi ka dhacday.
Korjoogayaasha caalamiga ah ee la socday doorashada dalka Kenya ee 8-da Bishan ka dhacday dalkaasi ayaa shaaciyay natiijada ay iyagu…
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay in Uhuru Kenyatta uu mar labaad ku guuleystay xilka madaxweynaha dalka Kenya, kadib markii uu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in guddiga doorashada Kenya ay shaaciyeen in Uhuru Kenyatta uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha…
Musharaxa mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa iskiis ugu ku dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha la doortay ee Kenya.
Gudida doorashooyinka Kenya ayaa sheegtay in ay ku hawlan tahay in ay sida ugu dhakhsaha badan u shaaciso natiijada kama…
Nin si aanan ku talogal ahayn xiddig uga noqdey baraha bulshada kadib markii uu sawirkiisa kasoo muuqdey warbaahinta xili uu…
Bannaanbaxyo lagu diiday yahay natiijada doorashada dalka Kenya ayaa ku sii fidaya dalkaasi, kadib markii hoggaamiyaha mucaaradka uu qaadacay natiijada…
Natiijooyinka Doorashada dalka Kenya ayaa si isdaba joog ah u soo baxeysa, iyadoo ay socoto tirinta codadka doorashada. Waxaa weli…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in rabshado ay ka bilowdeen magaalada Kisumu.
Natiijooyinka Doorashada guud ee dalka Kenya ayaa bilowday inay soo baxaan, iyadoo la xiray goobihii doorashada, waxaana natiijooyinkii ugu horeeyay…
