Dowladda Kenya ayaa ka dalbatay dowladda Soomaaliya inay jawaab ka siiso diyaaradii ka diiwaan gashaneyd dalka Kenya ee shalay ku…
Browsing: Kenya
Iyadoo uu socdo ololaha warbaahinta Kenya ee ka dhanka ah Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa qaar ka…
Dalalka Beesha caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa ku kala qeybsamAY War-saxaafadeedka lagu taageeray heshiiska magaalada Nairobi ku dhex maray…
Dowladda Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaantay war ay faafiyeen qaar ka mida wargeysyada dalka Kenya oo Hay’adda Sirdoonka Somalia…
Wargeysyada dalka Kenya ayaa qoray warbixin ku eedeyneysa Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA inay la shaqeyso Alshabaab, ayna dhaqaale ku…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in qof Soomaali ah oo noqonaya kii ugu horeeyay uu magaalada ugu geeriyooday…
Wiil 6 sano jir ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa la xaqiijiyey inuu u geeriyooday cudurka Covid-19, iyadoo markii…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegay in qofkii ugu horeeyay uu dalkaasi ugu geeriyooday cudurka COVID-19 ee uu keeno…
Dowladda Kenya ayaa soo rogay amarro hor leh oo ku saabsan faafista cudurka Coronavirus, iyadoo dad cusub oo hor leh…
Dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa ku dhawaaqay dad hor leh oo uu soo ritay cudurka Coronavirus, iyadoo dalalkaasi oo Soomaaliya…
Kulan gaar ah oo Guddiga arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka ay maanta yeesheen ayaa lagu dalbaday in si deg deg…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay in dad hor leh laga helay cudurka Coronavirus, isagoo khudbad goor dhoweyd u…
Wararka laga haleyo gobolka Gaarisa ayaa sheegay in dhowr qof lagu dilay qarax Miino oo loo dhigay Gaari gargaarka degdegga…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Kenya ayaa shaacisay in 45 qof oo looga shakiyey cudurka Coronavirus la karaantiilay, laguna bilaabay baaritaan lagu…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in lix dagaalame oo ka tirsan Alshabaab lagu dilay mid kalena lagu qabtay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyay ee cudurka COVID-19 ee uu…
Faahafahin dheeraad ah ayaa ka soo baxyesa weerar ay maleeshiyada Al-shabaab ku qaadeen Gaadiidka Basaska ee ka shaqeya magaalooyinka Mandheera…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo halkaasi kula kulmay dhiggiisa…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wasiirkiisa Arrimaha gudaha Fred Matiang’i u diray magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya.
Mas’uulka madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan howlgalka Jubbooyinka ayaa markii ugu horeysay tegay Gobolka Gedo, isago wadahadal la galay saraakiil ka…
