Dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya ayaa cadaadis ku saaray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya inay qaboojiyaan xiisadda ka dhex taagan; ayna bilaabaan…
Browsing: Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Fred Matiangi iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka…
Siyaasiga Faarax Macalin Dawaare ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa jawaab culus u diray Madaxweynaha…
24- saacadood kadib ma jiro wax jawaab ah ama xaqiijin ah oo ka soo baxay dowladda Kenya kadib markii Madaxtooyada…
Wararka laga helayo magaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegay in dad magaalada, siiba qeybta saaran xuduudka Soomaaliya ay bilaabeen…
Guddoomiyaha Mandhera, Kenya Cali Roba ayaa goor dhoweyd digniin culus kasoo saaray colaad ka qaraxda magaalooyinka Mandhera iyo Beledxawo ee…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland ay ku sugan Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya oo…
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta ayaa ku wadahadlay khadka telefoonka, kadib xiisad soo kala…
His Excellency the President today, Wednesday, the 4th day of March, 2020 chaired a Special Session of the National Security Council (NSC); during which the…
Madaxtooyada Kenya ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ku xadgudubtay xuduudka dalkooda iyo madax Bannaanideeda, kadib markii Isniintii 2-da Bishan ay…
Guddoomiyaha Mandheera Cali Roba ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay Mandheera ku heyso wasiir baxsad ah oo ka tirsan Maamulka…
Xaaladda magaalada Beledxaawo ayaa saaka degan, iyadoo saaka la sheegay inay ciidamada Kenya hoobiyeyaal ku rideen xaafado ka tirsan magaalada…
Kadib markii degmada Beledxaawo iyo gudaha Soomaaliya laga saaray ciidamadii Jubbaland ee taacsanaa Wasiirkii Amniga maamulkaasi C/rashiid Janan ayaa la…
Warbaahinta Kenya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka qortay dagaalkii maana ka dhacay Xuduudka Somalia iyo Kenya ee u dhaxeeya magaalooyinka…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay saldhigii ciidamada taabcsan C/rashadiid Janan ee duleedka magaalada Beledxaawo, iyadoo dagaalkiina lasoo afjaray markii…
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ayaa sheegaya inuu dagaalka ka dhex qarxay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan Wasiirka Amniga…
Dowladda Kenya ayaa jawaab kulul ka bixisay eedeyn ay u jeedisay dowladda Soomaaliya oo ku saabsan faragelin ay ku heyso…
Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale oo ka mid ahaa xildhibaannadii kasoo jeeday Waqooyi Bari, Kenya ee tegay magaalada Muqdisho ayaa…
Warbaahinta Kenya ayaa shaacisay magacyada xildhibaannada Kenya ee kasoo jeeda Gobolka W/Bari oo safar qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdisho.
