Waxaa Magaalada Djibouti ee dalka Djibouti maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii 46-aad ee wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay…
Browsing: Kenya
Iyadoo dowladda Kenya ay sii xoogeysay cadaadiska Diblomaasi ee ay ku heyso Dowladda Soomaaliya ayaa Aqoonyahanna Soomaaliyeed qaarkood waxay ka…
Dowladda Kenya waxaa ay shaacisay go’aankeedu ku aadan muran xuduudeedka badda ee nagala dhaxeeya.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa goor dhoweyd soo saartay jawaab celin ku saabsan qoraalkii ay dowladda Somalia u dirtay ee…
Dowladda Kenya ayaa weli ku dhegan is-afgradkii ay Soomaaliya iyo Kenya kala saxiixdeen sanadkii 2009 ee ku saabsanaa xuduuda Badda…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dowladda Golaha Wasiirada Kenya ay go’aan ka qaateen muranka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida ganacstada ay joojiyeen Qaadkii ay ka keeni jireen dalka…
Guddoomiye ku xigeenka Sihirkadda Spectrum Graham Mayhew ayaa Wasaaradda Batroolka Somalia u soo diray caddeyn ku saabsan inaysan wax baaritaan…
Guddi ka tirsan Baaralmaanka Kenya ayaa looga yeeray Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi Munica Juma oo la sheegay in su’aalo laga…
Xisbiga Midowga Nabadda Iyo Horumarka oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay mowqifka Dowladda…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiya sida weyn ugu kacsan madaxda dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay si buuxda u…
Xildhibaan Zakariye Maxamud Xaaji Cabdi ayaa dhaliilay jawaabta ay dowladda Somalia ka bixisey tallaabadi ay Kenya dalkeeda uga saartay safiirkii…
Ganacsatada Qadka ee dalka Kenya ayaa ku hanjabtay inay joojinayaan Qaadka ay Soomaaliya u dhoofiyaan haddii uu sii xumaado xiriirka…
Qodobka koowaad ee ay Kenya dalbaneysa ayaa ah in Soomaaliya ay ka noqoto qaybaha ka mid ah soohdinta dalkeeda ee…
Amid a simmering border row with Kenya, that has seen the expulsion of ambassador Mohamoud Ahmed Nur alias Tarzan from…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya waxay caddeyneysaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii ay dowladda Kenya uga dalbatay safiirka Somalia inuu dalkeeda ka…
Xoghaya Joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegay inaysan dowladda Kenya dalkeeda ka eryin safiirkii Soomaaliya Maxamud Ahmed…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka ayaa weerar yaab leh ku qaaday madaxda dowladda Soomaaliya, isagoo dusha…
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey magaalada Nairobi ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nur Tarsan ayaa saaka ka degay magaalada Muqdisho.
