Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana ku soo dhoweeyay madax ka…
Browsing: Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho laba maalmoood qaadan doonta…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magaalada Nairobi afur ugu sameeyay caawa xildhibannada Soomaalida Kenya oo uu hoggaminayey…
wararka laga helayo Gobolka Jubadda Dhexe aya sheegay in dagaalame ajnabi ah oo ka tirsanaa Alshabaab uu isku dilay degamda…
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa jawaab ka bixiyay war ak soo yeeray dhigdiisa dalka Kenya Monica Juma…
Haweeneyda Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ayaa qarxisay war ku saabsan inuu wadahadal meel fiican maraya u dhaxeeyo dowladda Kenya iyo…
Kadib booqasho rasmi ah oo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku tegay Kenya iyo wadahadal dhex maray madaxweynaha Kenya ayay…
Qarax Bam nooca dhulka la geliyo ah ayaa baabi’iyey gaari ay wateen ciidamada Kenya, waxaana qaraxaasi ku dhintay 7 askari…
Ciidamada Kenya ayaa soo bandhigay dhalinyaro Kenya u dhashay oo Alshabaab ay ku tababarayeen gudaha Soomaaliya.
Siyaasiga reer Kenya ee caanka ah Faarax Macalin ayaa si weyn u weerarray laba madaxweynayaasha maamullada Soomaalida oo dalka Imaaraadka…
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka dalka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa ka hadlay falkii ay ciidamada Kenya u joojiyeen kulan taageero ah…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay kulankii soo dhoweynta ahaa ee laga joojiyay taageerayaashiisa magaalada Nariobi ee dalka Kenya.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ciidamada amniga Kenya ay joojiyeen kulan maanta duhurnimadii ka dhici lahaa magaalada…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya iyo siyaasiga caanka ah ee Faarax Macalin oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho…
Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaank Dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ku baaqay Urur Goboleedka IGAD in ay kulan deg deg ah…
Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta wasaaradda Arrimaha Dibadda kula…
Wadahadalkii Soomaaliya iyo Kenya maanta ku dhex maray magaalada Mandhera ayaa lagu gaaray go’aan si KMG ah loogu joojiyey dhismaha…
Nuuraddiin Yuusuf Xaaji oo xilligan ah taliye xigeenka Nabad Sugidda Kenya ayaa shaaciyey ujeedka ay dowladda Kenya u dhistay maamulka…
Afhayeenka kooxda AlShabaab ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan Magaalada Baledxaawo ee Gobolka Gedo iyo Derbiga ay dowladda Kenya ka…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka ka taagan Derbiga Kenya ka dhiseyso Xuduudka Kenya.
