Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa ugu danbeyn u halday dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay hakisay dhismaha Derbigii Kenya…
Browsing: Kenya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuudayaa war kasoo saaray xaaladda ka taagan xuduudka…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur oo ka hadlay xaaladda ka soo cusboonaatay Gobolka Gedo iyo Derbiga Kenya ka dhiseyso xuduudka oo dadka…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u yeeray inay Golahaasi hor yimaadaan Afar wasiir oo ka tirsan xukuumadda…
Dadka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidamada maamulka Jubbaland inay la safteen askarta Kenya ee ilaalada ka…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa xanuun degdeg ku haleelay magaalada Nairobi ee dalka Kenya xilli uu booqasho ku joogo…
Ciidamada Kenya ayaa gebi ahaan Burburiyey Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ee deegaanka Dhamase kaas oo qiyaastii 60 Km u…
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xukun kasoo saartay dacwad ka taagneyd kursgii Gaarisa ee uu ku soo baxay Aadan…
Wararka laga helayo magaalada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in aroortii saaka ay koox hubeysan weerar ku qaadeen…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macallin ayaa aad u dhaliilay habdhaqanka madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya.
Xukuumadda Kenyan ayaa xirtay siyaasiga ka tirsan mucaaradka oo ka qaybgalay xafladdii uu madxwaynanimada isugu dhaariyay Raila Odinga.
Maxkamadada sare ee dalka Kenya ayaa hakisay go’aankii ay dowladda ku xirtay oo ay hawada uga saartay saddex ka mid…
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta NRM ee mucaaradka dalka Kenya u yahay mid burcad ah…
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya ayaa isu dhaariyay inuu yahay Madaxweynaha shacabka Kenya, isu soo bax ka dhacay fagaaraha Uhuru Park eee…
Dowladda Kenya ayaa gabi ahaanba hawada ka saaray illaa 3 taleefishin oo ah kuwa gaarka loo leeyahay, kuwaas oo si…
Dalka Kenya ayaa la filayaa inuu maanta yeesho laba madaxweyne kadib markii mucaaradka ay hoggaamiyahooda Raila Odinga u dhaariyaan xilka…
Xiisad ayaa ka taagan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib markii hogaamiyaha mucaaradka ee Kenya, Raila Odinga uu sheegay in…
Ciidamo Kenyaan ah oo afka soo duubtay, isuna ekeysiiyay Alshabaab ayaa khaarijiyay sarkaal ka tirsan Ciidamada Milateriga Soomaaliya markii ay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaaliya oo isku dhacay.
Maleeshiyada Al-shabab ayaa la wareegtey degaanka Diif ee Gobolka Jubada hoose oo ku dhow xuduudka Kenya iyo Somalia.
