Kooxda Alshabaab ayaa sababtay inay go’do isgaarsiinta deaanno dhowr ah oo ka tirsan Waqooyiga Bari ee Kenya.
Browsing: Kenya
Dadka degan degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Derbiga Kenya ay marisay xuduudka uu keenay in boqolaal Guri…
Wafdigii dowladda Soomaaliya ee dhowaan kasoo laabtay Gobolka Gedo ayaa sheegay in Silliga ay Kenya marineyso xuduudka uu dhinaceeda mariyey…
Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa Qoraal kulula kasoo saaray Dhul boob ay sheegeen inay ciidamada Kenya ka wadaan xuduudka Somalia iyo…
Siyaasiga dalka Kenya, horena u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi Faarax Macalin Dawaare ayaa madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal…
Xoghayaha difaaca dowladda Kenya haweeneyda lagu magacaabo Raychelle Omamo iyo taliyaha ciidamada Qalabka sida ee Kenya General Samson Mwathethe ayaa…
Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay feejignaan sare gelisay Ciidamadeeda, inta lagu jiro maalmaha ciida…
Wararka laga helayo magaalada Beledwaaxo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay ciidamada Kenya oo ku soo durkay…
Saraakisha Sirdoonka Ciidamada Kenya ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay u dhigeen qorshe halis ah oo Sirdoonka.
Wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya ayaa lumisay lacag ka badan 1.7 milyan oo dollar, ka dib musuqmaasuq ka dhashay kabo…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal ku difaacay maamuuskii madaxweynaha Soomaaliya loogu sameeyay dalka Kenya xilligii uu…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaaday degaanka xeebta dalkaasi ee Lamu.
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay in loo caleemo saarayo madaxweynaha shacabka Kenya.
Uhuru Kenyatta iyo William Ruto ayaa maanta loo kala dhaariyay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Kenya kadib munaasabad balaaran oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tegaya laba dal Afrikaan oo socdaalkiisii ugu danbeeyay toddobaadkan uu cagta soo marin doono.
Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Rail Odinga.
Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa tuurtay dacwad ka dhan ahayd dib u soo doorashada madaxweyne Uhuru Kenyatta bishii la…
Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Sida ay sheegeen sirdoonka kenya hoggaamiyaha Alshabaab ee Kenya ninka lagu magacaabo Axmed Iimaan Ali ayaa baxsada ka ah kooxda…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo madax ka ahaa Guddiga taakuleynta Soomaalida Kenya ee dhowaan Muqdisho keenay lacag ay usoo ururiyeen…
