Guddiga Gurmad Qaran ee Soomaalida Kenya oo lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ay saaka soo gaareen.
Browsing: Kenya
Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka Kenya ee NASA, Raila Odinga ayaa maanta sharaxay go’aamada uu ka qaatay doorashadii Isniintii la soo afjaray.
Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday…
Doorashada ku celiska ah ee maanta ka dhaceysa dalka Kenya, ayaa waxaa hareeyey isku dhacyo u dhaxeeya booliska iyo dibad-baxayaal,…
Hoggaamiyaha Mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga ayaa ugu baaqay dadka Kenya inay qaadacaan doorashada madaxweynaha ee dalkaasi ka dhici doono…
Rabashado ayaa ka bilowday dalka Kenya meelo ka mida kadib markii maxkamadda sare ee dalkaasi oo maanta lagu waday inay…
Taageerayaasha xisbiga mucaaradka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta dib u billaabaan muddaaharaadyadii ay ku diidanaayeen doorashada. Beesha caalamka ayaa…
Soomaalida Kenya ku nool oo caawa isugu yimid hotel ku yaalla magaalad Nairobi ayaa ururiyay lacag dhan rubuc Milyan Doolar…
Magaaladda Nairobi ee xaruna dalka Kenya, waxaa caawa gaaray Diyaaradii siday Bukaanadda Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Muqdusho.
Dowladda Kenya ayaa noqotay dowladii shanaad ee deeq daawo ah soo gaarsiisa magaalada Muqdisho iyo dowladii saddexaad ee ku yaboohda…
Musharaxa Isbaheysiga Mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ka baxay tartanka doorashada ku celisk ah ee dalka Kenya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Dabley hubeysan ay rasaas u fureen Jaamacad ku taalla magaalo xeebeedka Mombasa ee…
Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Kenya Siyaasiga kasoo jeeda Waqooyi Bari Kenya Faarax Macalin Dawaare madaxa maamul Goboleedyada Soomaaliya…
Ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inay billaabeen dhaqdhaqaaq shaki abuuray oo muujinaya inay ka baxayaan…
Suuqa Gikomba ayaa la sheegay in uu dab qabsaday xalli saqdii dhexe. Wuxuu ku dhowyahay xaafadda Islii ee Nairobi.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in go’aankii Maxkamadda Sare ee Kenya ku laashay natiijadii Doorashada Kenya ee uu isaga…
Garsoorayasha maxkamadda ugu sareysa Kenya ayaa maanta soo bandhigay guddoon faahfaahsan oo ku saabsan sababta ay u laaleen natiijada doorashadii…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Gaari cusub hadiyad ahaan u siiyay xildhibaanka da’da yar ee dhowaan sida la yaabka leh…
Xildhibaan ka tirsan xisbiga talada haya ee Jubilee ayaa codsi horgeeyay guddiga adeegga garsoorka Kenya, waxaana jira mooshin la hadal…
