Wasiirk Amniga Jubaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa sheegay inuu joogo duledka degmada Beled-Xaawo ee gudaha dalka Soomaaliya, isagoo beeniyey…
Browsing: Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u dhoofay glabata dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Dowladda Kenya inay diyaarineyso Duullaan ay maleeshiyo ay hubeysay kusoo qaadaan degmada Beledxaawo ee Gobolka…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku amartay diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha iyo shaqaalaha hey’adda socdaalka ee…
Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi, dalka Kenya oo isu diyaarineysa in albaabada loo xiro ayaa joojisay dhammaan adeegyadii ay u…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay Ciidamo badan u dirtay xuduudka Kenya iyo Soomaaliya, gaar haan magaalada Mandheera, sia ay…
Dowladda Keny ayaa si qabow oo aan la fileyn uga jawaabay go’aankii xalay kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ee ay…
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay xilli dambe ku dhawaaqday inay guud ahaan xiriirkii Diblomaasi u jartay dalka Kenya, iyadoo u yeeratay…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya u gudbisay Urur Goboleedyada IGAD, iyadoo shir…
Dowladda Kenya ayaa casuumaad u fidisay Madaxweynaha Somaliland oo booqasho maanta uga bilaabaneyso dalka Kenya.
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho laba maalmood ah uga bilaabatay dalka Kenya isagoo Maaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta kula…
Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dagaal diblomaasiyadeed ku qaaday dalka Kenya oo ay ku eedeeyeen inay faragelin…
Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Kenyaanka ee imaanaya Soomaaliya kusoo rogtay inay marka hore qaataan Dal-ku-gal (Visa) Soomaaliya, halka markii hore…
Dowladda Kenya yaa si rasmi ah uga jawaabtay Warkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee safiirka Keya looga dalabday…
War kasoo baxay caawa Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka jooga dalka Kenya inuu dib ugu soo laabto…
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya Macharia Kamau, ayaa sheegay inay jirto arrin in muddo ahsocotay…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yusuf Raage oo maanta gaaray gaaray magaalada Doolow, ayaa caawa egay degmada Baladxaawo ee…
Haweeney kasoo jeeda Soomaalida Waqooyi-Bari Kenya oo ka Senatorada Aqalka sare ee Kenya, laguna magacaabo Falxada Deeqow Iimaan ayaa cudurdaar…
Waxaa magaalada Nairobi lagu afduubtay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Liibaan Cabdulle Cumar, kaasoo ka mid ahaa saddex nin…
Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyey in la sii daayey laba dhakhtar oo u dhashay…
