Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in madaxweynaha xilligiisa dhammaaday ee maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan lagu wado…
Browsing: K/Galbeed
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa si weyn ugu eedeeyay dowladda Federaalka inay dab ku shideyso maamulka Koonfur Galbeed, isla markaana ku…
Iyadoo xaaladda maamulka K/Galbeed ay kacsan tahay kadib markii ay mugdi gashay qabsoomidda Doorashada madaxweynaha Maamulkaasi ayaa isbedello kale la…
12 xubnood oo ka mida xubnihii ka haray Guddigii doorashada K/Galbeed ayaa caawa ku dhawaaqay in sii wadayaan Doorashada madaxweynaha…
Madaxweynaha xilligiisu dhammaanayo ee maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya dib ugu celiyey…
30 0day dhaqameed oo ka mida odayaasha dhaqanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa go’aan ku gaaray in dib loo dhigo Doorashada…
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen doorashadii maamulkaasi oo la…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inaan la aqbali doonin dib udhac ku yimaada Doorashada madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Madasha Talo-Wadaag oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin iyo Aqoonyahanno xilal kasoo qabtay ayaa qoraal talo soo jeedin ah kasoo…
Madaxweynaha Koofur Galbeed ee waqtigiisu dhammaday Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilkii ka qaaday Wasiiru dowlihii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha maamulkiisa,…
Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa iska casilay xilka, kadib markii uu is casilaadiisa uga dhawaaqay magaalada…
Musharaxa Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa soo bandhigay waxqabadkiisa haddii xilka loo doorto, isagoo sheegay inuu wax ka qaban…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray shuruudaha musharixiinta ka qeyb galaya doorashada maamulkaasi.
Kulan ay magaalada Baydhabo ku yeesheen Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayey ku go’aamiyeen qaabka ay u dhici…
Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo iska fogeysay inuu jiro musharax ay wadato.
Baaralmaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa Magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa ayaa War kasoo saaray xaalada maamulka Koonfur Galbeed…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa dhaliilay, kana hor yimid socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya maanta ku tegay magaalada Marko ee xarunta…
Warar ku dhowdhow Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Sirdoonka ee NISA ayaa la sheegay inuu go’aansaday inuu xilka iska casilo.
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid Cabdullahi Maxamed ayaa kashifay in dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay wadahadalkii nabadeed ee ay…
