Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in musharaxa u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka K/Galbeed Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu…
Browsing: K/Galbeed
Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa raalligelin ka bixisay hadal muran badan dhaliyay oo kasoo yeeray madaxweynaha maamukaasi Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas)…
Baraha ay bulshada ku wada xiriirto ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa si weyn la isula dhexmarayay dood kulul oo…
Wafdigii Aqalka sare ee magaalada Baydhabo ku sugnaa ayaa ka qeyb galay shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed, iyagoo warbixin…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa farriin u diray dadka K/Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan…
Magaalada Baydhabo ayaa amar kasoo baxay ciidamada Booliska looga mamnuucay inay ku dhex socoto magaalada Bajaajta, iyadoo maalintii labaad aysan…
Madaxweynaha waqitigiisu sii dhammaanayo ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay uga dhawaaqay Magaalada Muqdisho…
Horjooge ka tirsan kooxda Alshabaab oo u qaabilsanaa Gobolka Bakool, gaar ahaan degmada Waajid ayaa lagu dilay howlgal ka dhacay…
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si kulul u eedeeyay Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM e ka howlgala Soomaaliya,…
Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna ku simaha madaxweyanah Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka…
Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/hoose ayaa haweenka ku nool degmadaasi ka mamnuucay inay xirtaan Indha-shareerta.
Afartan iyo labo xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, oo dalka Kenya ka qaybgalaya tababar…
Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa amarro ku soo rogay dadka ajaaniibta ah ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta maamulkaasi…
Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa guddoonsiiyey lacag abaalmarin ah horjooge ka tirsanaa Alshabaab oo dhowaan ka goostay.
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay laba Xildhibaan oo ka kala tirsan Maamullada Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle oo shalay ku…
Fahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeyso Qarax haleelay Gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Maamullada Hirshabelle iyo K/Galbeed…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixiyay war kasoo yeeray guddoomiya ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in aakhirka sanadkan la qabto doorashada madaxweynaha Maamulkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa heshiis la gaaray shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay xilal cusub oo ka mida garsoorka maamulkiisa.
