Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho saaka isagoo ku sii jeeda magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Browsing: Kheyre
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu socdaal ku maray degaanada…
Wasiirka Arimaha Dibada ee Dawladda Federaalka Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay arrintii maanta ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee…
Waxaa magaalada Garowe ka biaabatay munaasbadda loogu dabaaldegayo sanadguurada 20-aad ee asaaaskii maamulka Puntland, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda…
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa uu sheegay in Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre uu amar ku bixiyay sii…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland goor dhoweyd ka furmay shir wadajir ah oo ay leeyihiin golaha wasiirada xukuumadda…
Khilaaf siyaasadeed oo ka dhashay markii uu Ra’iisal Wasaare Kheyre ka baaqsaday dhagax dhigga dekadda degaanka Garacad ayaa hareeyay magaalada…
Ra’isal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo booqasho ku jooga magaalada Garowe ayaa kulan Gurigiisa kula yeeshay Senator…
Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa looga yeeray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo halkaasi uu ku sugan yahay Ra’iisal wasaare…
Siyaasiyiinta Puntland oo qaarkood ay yihiin musharixiin u taagan xilka madaxweynaha maamulkaasi, horena xilal wasiirnimo uga soo qabtay dowladda Soomaaliya…
Wasiirkii hore ee Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan oo xilka uu dhowaan ka qaaday Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa ka…
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa weerar kulul ku qaaday Ra’iisal wasaaraha Xasan Cali…
Ra’iisul Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay…
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka mida odayaasha dhaqanka Isimada Puntland ayaa qarxiyey qorshe ay heshiis ku ahaayeen madaxda dowladda…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa ka baaqdsaday qorshe uu ku dhagax…
Munaasabad lagu soo dhoweynayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdiga uu hogaaminayo ayaa ka socota xarunta maamulka Puntland…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaamineyay ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe ee xarunta…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaamineyay ayaa goor dhoweyd ka gaaray garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe.
Iyadoo isbedello waaweyn ay ku socdaan Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ayaa taliyihii NISA ee Gobolka Banaadir loo wareejiyey Booliska iyadoo loo…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegaya magaalada Garowe ee maamulka Puntland, waxaana magaalada ka…
