Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo safar ugu baxay dalal ka…
Browsing: Kheyre
Ra’iisul wasaaraha XukuumaddaXasan Cali Kheyre ayaau magacaabay guddi heer Qaran ah oo ka kooban Toban Xubnood, kuwaasoo loo xil saaray…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa difaacay wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho, isagoo dadweynaha ugu baaqay inay dulqaad…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo ku sugan Dalka Jabuuti ayaa kulan la yeeshay madaxweynahaJabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xsan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray magaaladda Jabuuti ee D-Jabuuti oo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay bandhig cajiin ah iyo ka sameeyay kulan Afur iyo soo dhaweyn ah…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay kormeer ku tagay saldhigga Ballidoogle ee tababarka Ciidanka…
Shirka toddobaadlaha e Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo lasoo hormariyey ayaa maanta ka dhacay xarunta Golaha Wasiirada Soomaaliya.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib markii…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa ku eedeeyay xukuumadda Soomaaliya inay faragelin ku heyso maamulkiisa, iyadoo wasaaradda arrimaha gudaha…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Adis ababa kula kulmay dhigiisa dalka Itoobiya Abiy Ahmed.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya, socdaal aan la shaacin oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wasiiradiisa ka mamnuucay inay xil ka qaadis ku sameeyaan xoghayeyaasha joogtada ah…
Xubnaha wasiirada, wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha uu magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya ayaa la sheegay inay dhammaantood…
Xog-hayihii Joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Maxamed Kaynaan ayaa xilka isaga tegay, iyadoo xaflad sagootin ah loo sameeyay.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dalka, oo ay maanta u…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa mar kale xalay kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada degmooyinka gobolka…
La-taliyihii dhinaca Warfaafinta Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya C/qaadir Maxamed Cashar (Nadaaraha) ayaa la sheegay inuu shaqadii ka tegay isasoo is casilaadiisa…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa kormeero habeenimo ku wada ciidaa dhowaan…
